Hawraarsan News

Hawraarsan News hogaaminta wanaagsani waxay sababta horumar waara

06/04/2025

Raysalwasaare xamze abdi bare oo sheegay inay qorshaynayso xukuumadiisu safar uu ku tago magaalada laasacanod

Alle ha u naxariisto taliyihi guutada 14 October ee cxds . Taliyaha ayaa waxaa la xaqiijiyay in uu  dilay askari ka tirs...
05/04/2025

Alle ha u naxariisto taliyihi guutada 14 October ee cxds . Taliyaha ayaa waxaa la xaqiijiyay in uu dilay askari ka tirsan ciidankiisa mar uu kujiray howlgalka ka dhanka kooxda khawaarijta ee As.

Mudadii aan hogaaminaayey Wasaardda Gaashaandhiga maxaa noo qabsoomey?Wasaaradda Gaashaandhigga JFS waxaa lagu sameeyey ...
05/04/2025

Mudadii aan hogaaminaayey Wasaardda Gaashaandhiga maxaa noo qabsoomey?

Wasaaradda Gaashaandhigga JFS waxaa lagu sameeyey isbeddel weyn oo ku saleysan aragtida Madaxweynaha Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud — aragti ah Soomaaliya ammaan ah, midaysan oo madax-bannaan.

🔹 In ka badan 20,000 oo askari oo ka tirsan CXDS ayaa la tababaray
🔹 In ka badan 5,000 oo argagixiso Khawarij ah ayaa la diley
🔹 In ka badan 10 heshiisyo difaac ayaa la saxiixay
🔹 In ka badan 200 safarro diblomaasiyadeed ayaa la fuliyay

Dhaxalkaani waxaa iska leh shacabka Soomaaliyeed ee diiday inay isdhiibaan.

12/09/2024

Xifaaltanka hoose ma laga tago waa loo midoobi doonaa qaranka difaaciisa

12/09/2024

Midnimada ciidanka

12/09/2024

Ciidanka cirka cxdka Soomaaliyed

12/09/2024

Qaranku ha guulaysto

09/09/2024
08/09/2024

Hogaaminta toolsan ee hanaqaadda waxaa halbeeg u ah: dhiiranan, hufnaan, howlkarnimo #

Address

Mogadishu

Telephone

+252682859084

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hawraarsan News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hawraarsan News:

Share