21/05/2026
Darusalam Hospital waxaa kuugu diyaara caafimaadka hooyada iyo dhallaanka, iyadoo lagu siinayo adeegyo casri ah oo dhinaca haweenka iyo dhalmada ah. Waxaan kuu haynaa baaritaanno sax ah, talooyin caafimaad, daryeel uurka, iyo adeegyo dhalmo oo tayo sare leh.
Adeegyadan waxaa hoggaamineyso
๐๐ฟ. ๐ญ๐ฒ๐๐ฏ๐ผ ๐ ๐๐ฟ๐๐ผ๐ฟ๐ฎ oo leh aqoon iyo waayo-aragnimo dheer oo dhinaca haweenka iyo dhalmada ah.
Hooyo, caafimaadkaaga ha dayacin. Soo booqo Darusalam Hospital maanta si aad u hesho daryeel aad ku kalsoonaan karto adiga iyo ilmahaagana badbaadinaya.
Soo Wac: 2002
WhatsApp: +252 61 1111868