Mukhtar Osman Afrah

Mukhtar Osman Afrah Mukhtar Osman Afrah Is Medical Doctor graduated From University Of Somalia Uniso And Also Well Trai

22/10/2025
21/10/2025

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud . Doorasho qof iyo cod ah inow qabto iska daaye xitaa mid Heshiis lagu yahey ma qabo karo Sabab!
Waxa mucaarad ah sedax Madaxweyne Maamul Goboleed. Waane

1. Madaxweynaha Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Deni

2. Madaxweynaha Jubland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam

3. Madaxweynaha koofur Galbeed Somalia mudane H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen

Intaas aan gacan ku heyn ma xamar kaliye ku meereysanaa?

Dhul nabad ah in dagaal laga huriyo mesha gurmadka u baahane leyska indha Tiro waa ila garasho xumo iyo in dadka walaala...
15/07/2025

Dhul nabad ah in dagaal laga huriyo mesha gurmadka u baahane leyska indha Tiro waa ila garasho xumo iyo in dadka walaalaha ah leyska hor keeno

Heshiis ah dunidane la heshiis ah Awdey?

15/07/2025

Hasan Iyo Xamse waxey dagaalo ka gurineyaan Dhul 30 sano Nabad aheey halka mesha dagaalka laga rabo ay ka meer meerinayaan

Walalnimo Jiroo jooga
12/07/2025

Walalnimo Jiroo jooga

Address

Hawo Tako Road
Mogadishu
MAKA-AL-MUKARAMAROAD

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mukhtar Osman Afrah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Mukhtar Osman Afrah:

Share