Abdikarim Dahir Mohomod

Abdikarim Dahir Mohomod Waxaaan mahad aan lasoo koobi karin hawada u wada marinayaa dhamaaan asxaabtayda aan kuwada saxibnay aalada FB dhamaantiin Asalamu Calaykum

Abti jagajage nolaaw nin wax badan Galmudug ka badalay
17/07/2021

Abti jagajage nolaaw nin wax badan Galmudug ka badalay

Ugu danbayn odayaasha labada dhinac ee Xananbuuro waxa ay kala saxiixdeen heshiis horudhac ah oo ka kooban 12 qodob kaas...
13/02/2021

Ugu danbayn odayaasha labada dhinac ee Xananbuuro waxa ay kala saxiixdeen heshiis horudhac ah oo ka kooban 12 qodob kaas oo fure u ah mabadda Xananbuuro.

Waxeey biloow unoqondoontaa nabad waarta oo ka hirgasha halkaan.

Todobaad gudihiis ayuu qabsoomidoonaa shirwayne nabadeed Insha allaah.

Waxaan umahadcelinayaa dhamaan intii ka qaybqaadatay.

Madaxwayne Qoorqoor si gaar ah ayuu ugu mahadsanyahay doorka hugaamineed ee uu ka qaatay nabadaan

Dhamaanteen aan kawada shaqayno dhamaystirka nabadda Xananbuuro.
W/Q wasir ku xigeynka wasaaradda warfaafinta Abdirahman Yusuf Omar Alcadaala

M.a wasiir Alle ha idinla garab galo dadaalada nabadeed ee aad wadaan adi iyo walaalaha kale guul iyo gobonimo

09/02/2021

Wasiir Abdirayman Yusuf Omar Alcadaala Oo ku guuleystay xalinta colaado maalmo kahor ka jirtay degaanka Xanabuuro ee gobolka Galguduud.

Allow inta hartay idinku guuley.

Ololaha nabada deegaanka xanan buure ee uu hormuudka ka yahay wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta Abdirahman Sheikh...
08/02/2021

Ololaha nabada deegaanka xanan buure ee uu hormuudka ka yahay wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta Abdirahman Sheikh Yusuf Omar Al-cadaalo ayaa maraya heer is faham lagu gaaray in la hir galiyo xaalad xabad joojin ah.
waxaa qorshuhu yahay in gogol la iskugu keeno labada beel ee ku diriraysay xanan buure si loo dhamaystiro dedaalka nabada ee uu waday wasiirku baryahaan.

Guul baan rajayneeynaa ineey kuso dhamaato dadaalada uu wado wasiir ku xigeenka iyo asxaabta la socota.

Waxaan ka qeyb galay qoray tuurki Allumia Cup jamaacadaha oo ay qabaneysay Astaan Sport anoo matalaya jamacadeeyda SIU G...
04/12/2020

Waxaan ka qeyb galay qoray tuurki Allumia Cup jamaacadaha oo ay qabaneysay Astaan Sport anoo matalaya jamacadeeyda SIU

Guul markasta iyo meel kastaba jamaacadayda

16/01/2020



Alex Hleb ayaa yiri xalay marki u sacab is Qabsaday Garoonka marki u badalka Ku so Galay" tani ma ahan mid la amini karo...
22/02/2019

Alex Hleb ayaa yiri xalay marki u sacab is Qabsaday Garoonka marki u badalka Ku so Galay

" tani ma ahan mid la amini karo aad iyo aad ayad u mahadsan tihiin madama ad i taageerten marna ma ilaawi doono midan arsenal markasta waa Qalbigeyga

Rawaaahu

Safar salaama sxb aan ilaa yaraanteeni soo wada qaaday herka waxbarashada ayaan maanta ka weeynayaa garabkeeyga sxb horm...
08/10/2018

Safar salaama sxb aan ilaa yaraanteeni soo wada qaaday herka waxbarashada ayaan maanta ka weeynayaa garabkeeyga sxb hormar qiima leh ayaan kuu rajaynayaa melkastoo aad tagtana guul


Yakub bastian ✈️✈️✈️ 🇹🇷🇹

30/09/2018

Jaceeyl in loo cuno cuna halaawday Iyo
in sun loo cabo
ya wacan?

08/09/2018
Viva Gunner    the king of pass    @ Istanbul HOTEL Mogadishu
02/09/2018

Viva Gunner


the king of pass


@ Istanbul HOTEL Mogadishu

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

615984871

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdikarim Dahir Mohomod posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category