Hassan Abdullahi Tauulle

Hassan Abdullahi Tauulle Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hassan Abdullahi Tauulle, Government Organization, Muqdisho, Mogadishu.

09/08/2022

Amoud University

05/08/2022

Allow dhowr

Sanad Wanaagsan.dhammaan ummadda Islaamka waxaan ugu Hambalyeenayaa sanadka cusub ee  .  Ilaahay hanagu gaarsiiyo Sanadk...
29/07/2022

Sanad Wanaagsan.

dhammaan ummadda Islaamka waxaan ugu Hambalyeenayaa sanadka cusub ee . Ilaahay hanagu gaarsiiyo Sanadkaan kiisa kale nabad iyo Caafimaad, bash bash iyo barwaaqo ,

Jimco kariima ayaan idin lenahay, waxaa igu wehliya Dr. Koshin
29/07/2022

Jimco kariima ayaan idin lenahay,

waxaa igu wehliya Dr. Koshin

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ_๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ปDhammaan Ummadda Muslimiinta caalamka gaar ahaan umadda soomaliyeed waxaan idin kugu hambalyaynayaa munaas...
09/07/2022

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ_๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป
Dhammaan Ummadda Muslimiinta caalamka gaar ahaan umadda soomaliyeed waxaan idin kugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciidul Adxaa. Waxaan idin leeyahay Ciid wanaagsan
ุนูŠุฏ ุงู„ุงุถุญู‰ ู…ุจุงุฑูƒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

01/06/2022
Ilaahey ummadda haka badbaadiyo dabka ka kacay Goobaha ganacsi ee ku dhow is goyska banadirWalaalaha ku hanti beelay bed...
19/05/2022

Ilaahey ummadda haka badbaadiyo dabka ka kacay Goobaha ganacsi ee ku dhow is goyska banadir

Walaalaha ku hanti beelay bedel kheyr ha ugu bedelo

16/05/2022

Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Heshiis Ah Dunidana heshiis la.ah

16/05/2022
15/05/2022

Waa kalmad h**e uu dhahay Nalsan mandella 27 sano xabsi uso maray ka bacdi ayaa lo doortay Madaxweyne markiii uu ku guuleystay talada wadanka ayuuw wuxuu isticmaalay Areyga oo Ah (Aan is cafino) Hassan Sheikh wixii 5sano laso dhaafay laso maray cafis ayuuw ka qaatay

Hambalyo waxaan Hambalyo u diraya madaxweynaha Jamhuuriyada federalka somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด  mudane Hassan Sheikh oo caawa markale ...
15/05/2022

Hambalyo waxaan Hambalyo u diraya madaxweynaha Jamhuuriyada federalka somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด mudane Hassan Sheikh oo caawa markale loo doortay in dalka hogaamiyo

Address

Muqdisho
Mogadishu
0012

Telephone

+252615659740

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hassan Abdullahi Tauulle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hassan Abdullahi Tauulle:

Share