31/08/2023
Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed ayaa maalmahan ka shaqeynaya dhiiragelinta iyo garab istaaga Ciidamada Qakabka Sida oo Gobolada dhexe kula dagaalamaya Khawaarijta kana shaqeynaya sidii lagu skk Afjari lahaa dagaalka ka dhanka ah ee khawaarijta.
Ururka oo ay hogaamineyso guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed oo ay wehlinayaa haweebka soomaliyeed ayaa maalmahan ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud iyagoo u taagan dhiiragelinta iyo garab istaaga ciidanka sidii lagu soo afjari lahaa dagaalka lagula jiro khawaarijta.
Waxaa naga go'an dal xasiloon amni leh nabadeysan oo horumarsan...