27/10/2025
Waxaan hambalyo & bogaadin u diraynaa wasiir Bashi Abdi Mohamed oo loo magacaabay Wasirka Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada Dowladda Hirshabelle.
Bashi waa mid kamid ah qalinjabiyaashii Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed kulliyadda dhaqaalaha. Waa aqoon yahan ka soo shaqeeyay dowladnimada.