Mu'assasada Aafaaq

Mu'assasada Aafaaq Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mu'assasada Aafaaq, Library, Mogadishu.

waxaa si habsami leh uga socda xarunta dhexe ee dugsiyada mu'assasada AAFAAQ imtixaankii termka ee sannad dugsiyeedka 20...
15/12/2019

waxaa si habsami leh uga socda xarunta dhexe ee dugsiyada mu'assasada AAFAAQ imtixaankii termka ee sannad dugsiyeedka 2019_2020.

jadwalka imtixaanka termka ee dugsiyada mu'assasada AAFAAQ 2019_2020
10/12/2019

jadwalka imtixaanka termka ee dugsiyada mu'assasada AAFAAQ 2019_2020

Waxaa maanta oo jimaca ah taariikhdauna ay ku beegantahay 3/4/2019 ka dhacay xarunta dhexe ee dugsiga   xaflad sharafeed...
03/05/2019

Waxaa maanta oo jimaca ah taariikhdauna ay ku beegantahay 3/4/2019 ka dhacay xarunta dhexe ee dugsiga xaflad sharafeed ay soo agaasimeen ardayda part timeka ama khamiista iyo jimcada dhigta dugsiga halkaa oo ay macalimiintooda haddiyaad ku guddoonsiiyeen.
Waxaan u rajeynaynaa aradadeenna guul iyo mustaqbal ifaaya.

25/02/2019

Tartanka sportsga isguullada group E 1- Aafaaq 2- Anas binu maalik 3- Haarun al-rashiid 4- Al-abaadir

Waa wareegii 1aad kulankiisii 3aad ee tartan aqooneedkii dugsiga   oo ay iskaga hor imaadeen 2da fasal ee F2A Vs EI wuxu...
06/02/2019

Waa wareegii 1aad kulankiisii 3aad ee tartan aqooneedkii dugsiga oo ay iskaga hor imaadeen 2da fasal ee F2A Vs EI wuxuuna ku soo idlaaday F2A =7 &EI =6 waxayna guushu raacday F2A hamplyo dhammaan ardayda qeybahooda kala duwan

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mu'assasada Aafaaq posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category