06/08/2024
Allaah SWT ayaa faraya nuujinta carruurta labo sano kaamil ah.
Culimadu iyo dhaqaatiirta caafimaadkaba waxa ay isku raaceen quudinta dhameystiran inu cunuga kaliya ka helo caanaha hooyada.
Naas nuujinta waa bilowga ugu wanaagsan ee koriimada carruurta ee Hooyo ha dayacin caafimaadka carruurtaada.