Beesha Duub Dheere Gobolka Banaadir

Beesha Duub Dheere Gobolka Banaadir 0615243700/ 0616603281

Munaasabadda xil-wareejinta Malaaqa guud ee Beesha Dubdheere ee Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah uga dhacday magaalada ...
13/07/2025

Munaasabadda xil-wareejinta Malaaqa guud ee Beesha Dubdheere ee Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah uga dhacday magaalada Muqdisho. Munaasabaddan ayaa lagu wareejiyay xilka malaaqnimo, waxaana xilkaasi si rasmi ah ula wareegay Malaaq Maxamed Xasan Ibraahim โ€œKaabayโ€.

Xil-wareejinta waxaa goobjoog ka ahaa Malaaq Cabdullaahi Macallim, oo ah Malaaqa guud ee Beesha Hariin ee Gobolka Banaadir, isaga oo xilka u kala wareejiyay Malaaqa cusub iyo malaaqyadii h**e. Sidoo kale, munaasabadda waxaa ka soo qeybgalay qeybaha kala duwan ee Beesha Dubdheere iyo wakiillo ka socday Beelaha Waraasile ee ka tirsan Beel-weynta Hariin.

Malaaqyadii h**e ee xilka soo qabtay ayaa si wadajir ah ugu hambalyeeyay Malaaqa cusub, iyagoo u rajeeyay inuu si hufan u guto masuuliyadda loo igmaday.

maxamed xasan ibrahim Ayaa Loo Doortay Malaaqa beelwaynta Duub dheere waxaan leenahay noqo midkii dadka  isku wadi lahaa...
04/07/2025

maxamed xasan ibrahim Ayaa Loo Doortay Malaaqa beelwaynta Duub dheere waxaan leenahay noqo midkii dadka isku wadi lahaa๐Ÿ™๐Ÿ™Hambaliyo Hambaliyo

Siidow maxamed Ayaa Loo Doortay Malaaqa beelwaynta Duub dheere waxaan leenahay noqo midkii dadka  isku wadi lahaa๐Ÿ™๐Ÿ™Hamba...
25/04/2025

Siidow maxamed Ayaa Loo Doortay Malaaqa beelwaynta Duub dheere waxaan leenahay noqo midkii dadka isku wadi lahaa๐Ÿ™๐Ÿ™Hambaliyo Hambaliyo

Bari oo jimco ah waxaa dhici doono doorashada malaaqa Guud Ee Beeaha duub dheere gobolka BANAADIR
24/04/2025

Bari oo jimco ah waxaa dhici doono doorashada malaaqa Guud Ee Beeaha duub dheere gobolka BANAADIR

Gadoomiyaha dhalanyarada Beesha Hariin mudane mohamuud mohamed yuusuf oo hoygiisa magaalada  ku booqday Taliyaha degmada...
12/04/2025

Gadoomiyaha dhalanyarada Beesha Hariin mudane mohamuud mohamed yuusuf oo hoygiisa magaalada ku booqday Taliyaha degmada afgooye Abshir Aadan.

Gadoomiyaha dhalanyarada Beesha Hariin mudane mohamuud mohamed yuusuf oo ugu hambaliyeey  umada islaamka Ciidul fidriga
29/03/2025

Gadoomiyaha dhalanyarada Beesha Hariin mudane mohamuud mohamed yuusuf oo ugu hambaliyeey umada islaamka Ciidul fidriga

24/03/2025

Safiika Somalia๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด u fadhiyo Dalka Marroco๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฆ AMBASSADOR SALAAD CALI TOOSH OO KA BIXIYEY XALADA DHALANYARII LA.LA SANAA

Gadoomiyaha dhalanyarada Beesha Hariin Ayaa ka Qayb galay Shirka Golaha Fulinta Dhalinyarada D&M oo  maanta ku qabsoomay...
27/02/2025

Gadoomiyaha dhalanyarada Beesha Hariin Ayaa ka Qayb galay Shirka Golaha Fulinta Dhalinyarada D&M oo maanta ku qabsoomay Magaalada Mogadisho, Kulanka wuxuu daarnaa sidii loo hirgelin lahaa Qorshiyaasha Midowga.

Gudoomiyaha Midowga Dhalinyarada beesha Hariin ee gobolka Banaadir mudane ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฌ๐˜‚๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ณ  iyo gudoomiyeyaasha b...
25/02/2025

Gudoomiyaha Midowga Dhalinyarada beesha Hariin ee gobolka Banaadir mudane ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฌ๐˜‚๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ณ iyo gudoomiyeyaasha beelaha ๐——๐—ถ๐—ด๐—ถ๐—น ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐— ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ณ๐—น๐—ฒ ayaa ka qayb galay kulan is xog waraysi ah oo ay lala yeesheen ๐˜„๐—ฎ๐˜‡๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐˜‡๐˜‚๐—น ๐˜„๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—ฑ.

Gudoomiyaha Midowga Dhalinyarada beesha Hariin ee gobolka Banaadir ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฌ๐˜‚๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ณ  iyo qaar ka mid ah dhalinyar...
23/02/2025

Gudoomiyaha Midowga Dhalinyarada beesha Hariin ee gobolka Banaadir ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฌ๐˜‚๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ณ iyo qaar ka mid ah dhalinyarada beesha ayaa xalay ka qeyb galay ๐˜…๐—ฎ๐—ณ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐Ÿฑ๐Ÿฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐˜€๐—น๐˜‚๐˜‚๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ.

Gudoomiye maxamuud ayaa aad u soo dhaweeyey qaar ka mid ah masuuliyiinta ka soo qeyb gashay dardaaran iyo bogaadinna ka siiyey arimaha maamulka dhalinyarada, waxa ayna sheegeen in ay garab buuxa u yihiin in ay ka saacidaan howlaha midowga.

Hambaliyo Hambaliyo mudane Gadoomiye mohamuud mohamed yuusuf oo loo doortay Gadoomiyaha Guud ee dhalanyarada Beesha HARI...
14/02/2025

Hambaliyo Hambaliyo mudane Gadoomiye mohamuud mohamed yuusuf oo loo doortay Gadoomiyaha Guud ee dhalanyarada Beesha HARIIN DEEQLE

Waxaa maaanta shahaadada musharaxnimo la gadoonsiiyey mohamuud mohamed yuusuf
12/02/2025

Waxaa maaanta shahaadada musharaxnimo la gadoonsiiyey mohamuud mohamed yuusuf

Address

Madiino
Mogadishu
.............

Telephone

+252616603281

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beesha Duub Dheere Gobolka Banaadir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category