MOI Department of Tourism

MOI Department of Tourism Its the most important department of ministry of information culture &Tourism of Somalia

09/09/2025
06/07/2024

Propel the tourism sector as a key engine of economic growth and enhance the visibility of Somalia as a top class tourist destination in traditional, emerging and new markets.

04/06/2024

Its the most important department of ministry of information culture &Tourism of Somalia

Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka ABDULLAHI HAYIR DUALE iyo dalxiiska oo ay wehilyaaan agaasime waaxeed...
29/08/2023

Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka ABDULLAHI HAYIR DUALE iyo dalxiiska oo ay wehilyaaan agaasime waaxeedyada:
Agaasimaha Dalxiiska
Agaaismaha Wargayska Dalka
Agaasimaha Goobaha dalxiiska
Agaasimaha howlaguud
Agaasimaha farsamada
Agaasimaha qorshaynta

Ayaa maanta booqasho ku yegay xafiiska wakiilada duulimaadka iyo dalxiiska soomaaliyeed ee SATTA.

Booqashada bahda wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ayaa isugu jirtay dar dar galinta howlaha dalxiiska dalka iyo kormeer guud qaabka SATTA ugu adeegto shirkadaha wakiilada duulimaadyada iyo dalxiiska soomaaliyeed.

Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka ABDULLAHI HAYIR DUALE iyo dalxiiska oo ay wehilyaaan agaasime waaxeed...
29/08/2023

Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka ABDULLAHI HAYIR DUALE iyo dalxiiska oo ay wehilyaaan agaasime waaxeedyada:
Agaasimaha Dalxiiska
Agaaismaha Wargayska Dalka
Agaasimaha Goobaha dalxiiska
Agaasimaha howlaguud
Agaasimaha farsamada
Agaasimaha qorshaynta

Ayaa maanta booqasho ku tegay xafiiska wakiilada duulimaadka iyo dalxiiska soomaaliyeed ee SATTA.

Booqashada bahda wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ayaa isugu jirtay dar dar galinta howlaha dalxiiska dalka iyo kormeer guud qaabka SATTA ugu adeegto shirkadaha wakiilada duulimaadyada iyo dalxiiska soomaaliyeed.

Agaasimaha waaxada Dalxiiska Ayaa ka qayb galay shir ay  soo agaasintay ururka calimiga ah ee Indian ocean Rim Asociatio...
03/05/2023

Agaasimaha waaxada Dalxiiska
Ayaa ka qayb galay shir ay soo agaasintay ururka calimiga ah ee Indian ocean Rim Asociation oo lagu qabatay Dalka mauritius shirkaas oo looga hadalayay Basic Tourism
Oo ay ka so.qayb galeen 36 dawladood oo ay somalia ka mid tahay iyo ururka Dalxiiska Aduunka ee (united nation world tourism organizarion)(UNWTO)

Waxaa manta laga xusay wasarada warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee jamaruriyada Faderalka somaliaMalinta Dalxiiska ee...
26/02/2023

Waxaa manta laga xusay wasarada warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee jamaruriyada Faderalka somalia
Malinta Dalxiiska ee Dalalka jamacada carabta oo ay somalia ay ka mid tahay ururkaas oo ku beegan 25feber/2023
Waxaa xafladaa ka so qayb galay ururada danaye Dalxiiska ee somalia kuwaas oo kal ah
1.Ururka Dulimadayada iyo Dalxiiska ee SATT
2.Ururka Dalxisaysha ee Gobsoor
3.Beerta Nabada
Sidoo kale waxaa goob joog ahaa Dhaman Agaasimaysha wasarada warfafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska waxa shirkaa so xidhay Agaasimaha Guud ee wasarada mudane Abdilahi xayir Ducalle

Mogadishu,26th January 2023: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, XFS Mudane Daa'ud Aweys Jamac  oo u...
26/01/2023

Mogadishu,26th January 2023: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, XFS Mudane Daa'ud Aweys Jamac oo uu weheliyo dhiggiisa Wasiirka Wasaarada Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Wasiir Maxamuud Cabdiraxman Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa si rasmi ah maanta u furay munaasabad lagu soo bandhigayay daraasadda qaybta dalxiiska iyo martigelinta oo ah hannaan looga faa'iideysan karo soo bandhigidda bilicda dhulka Soomaalida.

Daraasaddu waa mid daboolka ka qaadi doonta fursadaha, faa'iidada iyo caqabadaha ku gidaaman, waxaana ay sidoo kale siinaysaa dulmar kooban oo ku saabsan heerka hadda la joogo, iyadoo la iftiiminaayo xal cusub oo looga gudbi karo caqabadaha jira.

Ugu dambayntii Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daaud Aweys Jaamac oo ka duulaya horumarinta dalxiiska iyo maalgashiga ayaa daahfuray Mashruucan oo looga faaidaysan doono horumarinta dalxiiska dalka.

Wasaaradda warfaafinta dhaqanka Iyo dalxiiska XFS ayaa maanta Magaaladda Muqdisho ku qabatay Munaasabada maalinta dalxii...
27/09/2022

Wasaaradda warfaafinta dhaqanka Iyo dalxiiska XFS ayaa maanta Magaaladda Muqdisho ku qabatay Munaasabada maalinta dalxiiska Aduunka taas oo si weyn loo soo agaasimay.

Munaasabadaan ayaa waxaa goobjoog ah Wasiirka Wasaaradda Mudane Da’us Aweys Jaamac, Agaasimaha Guud, Agaasime waaxeedyada Wasaaradda Iyo masuuliyiin ka socotay hay’adaha kala duwan ee dowladda.

Dalkeena Soomaaliya ayaa leh gooba badan oo dalxiiska ku wanaagsan waxaana munaadabadaan lagu soo bandhigay goobo qurux badan oo lagu tala jiro in laga faa’ideysto dhawaan.

Agaasimaha Guud ee wasarada warfafinta Dhaqanka Dalxiiska Mudane:- Abdilahi xayir Ducalle ayaa Daah furay Tababar loo qa...
02/08/2022

Agaasimaha Guud ee wasarada warfafinta Dhaqanka Dalxiiska
Mudane:- Abdilahi xayir Ducalle ayaa Daah furay Tababar loo qabtay Shaqalaha Degmoyinka Gobolka Banadir iyo shaqalaha Dalxiiska ee wasarad
Sidoo kale waxaa tabarkaa ka hadalay
Agaasimaha Dalxiiska
Mudane:- Abdiqani mohamed Abdi
Oo sheegay u jeedka loo qabtay tabarkan oo khuseyay Dhaqanka iyo Dalxiiska somalia
Sidoo kale waxa halka ka hadalay Agaasimaha shaqalaha iyo Tababarada
Mudane:-Abdirixiin ciise cadow oo sheegay in kor loo qado taynta shaqalaha

Address

Villa
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MOI Department of Tourism posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to MOI Department of Tourism:

Share