19/03/2026
Ciid Mubaarak! ๐โจ
Maamulka iyo shaqaalaha Damis Fire & Security waxay hambalyo diirran u dirayaan macaamiishooda sharafta leh iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Waxaan Eebbe idiinkaga baryaynaa inuu acmaasha suuban idinka aqbalo, ciiddan ciiddeeda kale nagu gaarsiiyo nabad, barwaaqo iyo caafimaad qab.
๐ +252 619 266973 | +252 612 266974
๐ Adani Tower, Hodan District