Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka

Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka Our Telegram Chanel: https://t.me/NIECSomalia

Following a prolonged period without national elections, the newly formed National Independent Electoral and Boundaries Commission in Somalia is undertaking the crucial task of building an institutional framework to facilitate future electoral exercises.

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Degmada Diinsoor ku tababaraya howl-wadeennada ka s...
07/05/2026

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Degmada Diinsoor ku tababaraya howl-wadeennada ka shaqeyn doona doorashooyinka ka dhici doona degmada Diinsoor ee gobolka Bay.

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta magaalada Baydhabo tababar uga furay wakiill...
05/05/2026

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta magaalada Baydhabo tababar uga furay wakiillada ururrada Siyaasadda, korjoogtada, iyo warbaahinta, kaas oo la xiriira doorashooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

04/05/2026

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha mudane Cabdikariim Axmed Xasan "Maanta magaalada Muqdisho laga sagootiyay qalabkii lagu qaban lahaa doorashooyinka isku sidkan ee 13 degmo oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya".

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha wuxuu halkaan ku wargelinayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed...
04/05/2026

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha wuxuu halkaan ku wargelinayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool degmooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya goobaha loo asteeyay codbixinta maalinta doorashada ee degmooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warsaxaafadeed: Shaacinta Jadwalka Doorashooyinka DowladGobaleyada.
03/05/2026

Warsaxaafadeed: Shaacinta Jadwalka Doorashooyinka Dowlad
Gobaleyada.

Warsaxaafadeed.
30/04/2026

Warsaxaafadeed.

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Degmada Ceelbarde ku tababaraya howl-wadeennada ka ...
30/04/2026

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Degmada Ceelbarde ku tababaraya howl-wadeennada ka shaqeyn doona doorashooyinka ka dhici doona degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool.

War-saxaafadeed: Kordhinta Muddada Kama-dambeysta ah ee Soo Gudbinta Liisaska Murashaxiinta iyo Cayimidda Maalinta Doora...
27/04/2026

War-saxaafadeed: Kordhinta Muddada Kama-dambeysta ah ee Soo Gudbinta Liisaska Murashaxiinta iyo Cayimidda Maalinta Doorashada DG KGS.

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Degmada Awdheegle ku tababaraya howl-wadeennada ka ...
27/04/2026

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Degmada Awdheegle ku tababaraya howl-wadeennada ka shaqeyn doona doorashooyinka ka dhici doona degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Degmada Afgooye ku tababaraya howl-wadeennada ka sh...
27/04/2026

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Degmada Afgooye ku tababaraya howl-wadeennada ka shaqeyn doona doorashooyinka ka dhici doona degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Degmada Qansaxdheere ku tababaraya howl-wadeennada ...
26/04/2026

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Degmada Qansaxdheere ku tababaraya howl-wadeennada ka shaqeyn doona doorashooyinka ka dhici doona degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay.

Address

NIEBC HQ
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252613611116

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka:

Share