Guddiga KMG ah ee Doorashada Boos-Buuxinta Baarlamaanka 11 2024

Guddiga KMG ah ee Doorashada Boos-Buuxinta Baarlamaanka 11 2024 GUDDIGA DOORASHADA KMG BOOS-BUUXINTA BAARLAMAANKA 11 2024

Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka ku-meel-gaarka ah ayaa gudoonsiiyey shahaadada xildhibaanimo Cusmaan Cali Cusmaan oo ...
17/08/2024

Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka ku-meel-gaarka ah ayaa gudoonsiiyey shahaadada xildhibaanimo Cusmaan Cali Cusmaan oo ku guuleystay doorashadii maanta Muqdisho Guddigu ku qabay.

Gudoomiyaha ayaa sheega mudane C/risaaq Bashiir y in guddigu si degdeg ah u qaban doono kuraasta kale ee ka Bannaan gollaha shacabka.

101 ergay ayaa ka qeyb galay doorashada boos-buuxinta kursiga tirsigiisu yahay HOP269.  Cusmaan Cali  Cusmaan ayaa helay...
17/08/2024

101 ergay ayaa ka qeyb galay doorashada boos-buuxinta kursiga tirsigiisu yahay HOP269. Cusmaan Cali Cusmaan ayaa helay 94 cod, oo ku Guulaystay xildhibaalnimada Kursiga.

Guddiga doorashooyinka ku-meel-gaarka ah oo doorasho ay ku tartameen Cusmaan Cali Cusmaan iyo Fartuun Ciise Cusmaan ku q...
17/08/2024

Guddiga doorashooyinka ku-meel-gaarka ah oo doorasho ay ku tartameen Cusmaan Cali Cusmaan iyo Fartuun Ciise Cusmaan ku qabtay Magaalada Muqdisho maanta oo taariikhdu tahay 17/8/2024

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guddiga KMG ah ee Doorashada Boos-Buuxinta Baarlamaanka 11 2024 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Guddiga KMG ah ee Doorashada Boos-Buuxinta Baarlamaanka 11 2024:

Share