Somali Youth Cooperation Council

Somali Youth Cooperation Council GOLAHA ISKAASHIGA DHALINYARADA SOOMAALIYEED waa Gole u adeegaya Bulshada qeybaheeda kala duwan, Dhin

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐–๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ  ๐ก๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฎ๐๐ข๐ซ๐š๐ฒ๐š๐š ๐๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐ง ๐๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฆ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ...
15/05/2025

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐–๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ก๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฎ๐๐ข๐ซ๐š๐ฒ๐š๐š ๐๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐ง ๐๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฆ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐, ๐Ÿ๐Ÿ“-๐ค๐š ๐Œ๐š๐ฒ. ๐—๐ฎ๐ฌ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐จ ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐š๐ฌ-๐š๐š๐ฌ๐ค๐š ๐’๐˜๐‹ ๐Ÿ๐Ÿ“-๐ค๐š ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ’๐Ÿ‘. ๐Ž๐จ ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ ๐š๐ญ๐ฒ ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐ข๐ข ๐Ÿ–๐Ÿ๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง๐š๐๐ค๐š๐ง ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ
#๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐.
#๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐˜๐จ๐ฎ๐ญ๐ก๐ƒ๐š๐ฒ

Golaha iskaashiga dhalinyarada soomaaliyeed Wuxuu hambaliyo ku aaddan munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka u diraya...
01/05/2025

Golaha iskaashiga dhalinyarada soomaaliyeed Wuxuu hambaliyo ku aaddan munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka u diraya dhammaan Shaqaalaha Soomaaliyeed โ€œhambalyo 1-da May 2025 ee Maalinta Shaqaalaha Adduunkaโ€
Hambalyo Maalinta Shaqaalaha Adduunka. Saanadkan sanadkiisa kale Eebe ha nagu gaarsiiyo bash bash iyo barwaaqo.

GOLAHA ISKAASHIGA DHALINYARADA SOOMAALIYEED Wuxuu Hambalyo u dirayaa Ciidanka Xoogga Dalka oo u dabbaal dagaya sanad guu...
12/04/2025

GOLAHA ISKAASHIGA DHALINYARADA SOOMAALIYEED Wuxuu Hambalyo u dirayaa Ciidanka Xoogga Dalka oo u dabbaal dagaya sanad guurada 65-aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay 12-kii April 1960.

Ciidanka milatariga waa laf-dhabarta ciidanka Qaranka waa mid ka mid ah astaamaha jiritaanka dowladnimadeena.

Munaasabadan awgeeda waxaan hambalyo gaar ah u diraynaa sareeyayaasha, saraakiisha, saraakiil xigeenada, alifleyda iyo dablayda ciidanka Xoogga dalka, Waxaan Allah aan u waydiinaynaa in naxariistiisa siiyo inta noolashooda ku waayay difaaca dalka, kuwa ku dhaawacamay in uu Allah caafimaad buuxa siiyo.

Waad ku mahadsantihiin gudashada waajibaadka idinka saaran ilaalinta dhiigga iyo hantida ummadda Soomaaliyeed.

Youth Cooperation Council

Golaha iskaashiga Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa dhambaal Hambalyo iyo Duco ku aadan curashada bisha shawaal ama ciidul ...
29/03/2025

Golaha iskaashiga Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa dhambaal Hambalyo iyo Duco ku aadan curashada bisha shawaal ama ciidul fidri udiraya shucuubta islaamka gaar ahaan shacbiga Soomaaliyeed meelwalba oo ay dunida ka joogaan, Ciid Mubaarak. ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ุนูŠุฏ ุงู„ู…ุจุงุฑูƒ

29/03/2025

Golaha iskaashiga Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa dhambaal Hambalyo iyo Duco ku aadan curashada bisha shawaal ama ciidul fidri udiraya shucuubta islaamka gaar ahaan shacbiga Soomaaliyeed meelwalba oo ay dunida ka joogaan, Ciid Mubaarak. ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ุนูŠุฏ ุงู„ู…ุจุงุฑูƒ

Golaha Iskaashiga Dhalinyarada Soomaaliyeed wuxuu hambalyo u dirayaa haweenka Soomaaliyeed munaasabadda 8 Maarso ee maal...
08/03/2025

Golaha Iskaashiga Dhalinyarada Soomaaliyeed wuxuu hambalyo u dirayaa haweenka Soomaaliyeed munaasabadda 8 Maarso ee maalinta haweenka aduunka. Haweenka Soomaaliyeed waa halbowlaha nolosha iyo udub dhexaadka jiritaankeena ummadnimo, waa hooyooyinkeena duruufwalba dhexda u xirnaa oo laโ€™aantood dal iyo dad Soomaaliyeed ma jireen.
Hambalyo haweenka Soomaaliyeed.
8/3/2025

Golaha iskaashiga Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa dhambaal Hambalyo iyo Duco ku aadan curashada bisha barakeysan ee Ramad...
28/02/2025

Golaha iskaashiga Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa dhambaal Hambalyo iyo Duco ku aadan curashada bisha barakeysan ee Ramadaan udiraya shucuubta islaamka gaar ahaan shacbiga Soomaaliyeed meelwalba oo ay dunida ka joogaan, Ramadaan Mubaarak.

28/02/2025
Golaha iskaashiga dhalinyarada Sooomaaliyeed wuxuu hambaliyo iyo bogaadin udirayaan Ciidanka Asluubta Soomaliyeed oo u d...
22/02/2025

Golaha iskaashiga dhalinyarada Sooomaaliyeed wuxuu hambaliyo iyo bogaadin udirayaan Ciidanka Asluubta Soomaliyeed oo u dabaal-dagaya sanad guuradoodii 55aad markii la aas-aasay oo ku beegan 22 February 1970.
SYCC 2025, Hambalyo Ciidanka Asluubta.

Sanad wacan oo wanaagsan dhamaan Dhalinyarada Soomaaliyeed, Sanadkan Alle waxaan ka baryeynaa  in uu nooga dhigo sanad n...
31/12/2024

Sanad wacan oo wanaagsan dhamaan Dhalinyarada Soomaaliyeed, Sanadkan Alle waxaan ka baryeynaa in uu nooga dhigo sanad nabad horumar iyo barwaaqo.
2025

Golaha iskaashiga dhalinyarada soomaaliyeed wuxuu hambaliyo iyo bogaadin udirayaa Booliska Soomaaliyeed oo u dabaal-daga...
20/12/2024

Golaha iskaashiga dhalinyarada soomaaliyeed wuxuu hambaliyo iyo bogaadin udirayaa Booliska Soomaaliyeed oo u dabaal-dagaya maanta sannad guuradii 81-aad ee kasoo wareegtay markii la aas-aasay,20 December 1943.

Golaha iskaashiga dhalinyarada soomaaliyeed wuxuu hambalyo udirayaa Dhammaan ummadda Soomaaliyeed waxaa ugu hambalyaynay...
12/10/2024

Golaha iskaashiga dhalinyarada soomaaliyeed wuxuu hambalyo udirayaa Dhammaan ummadda Soomaaliyeed waxaa ugu hambalyaynaynaa xuska maalinta calanka Soomaaliyeed oo maanta 70 sano jirsaday, waxaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan ugu baaqaynaa inay ilaashadaan midnimadda, wadajirka iyo difaaca dalkeena.

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Youth Cooperation Council posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Youth Cooperation Council:

Share

Category