Digil iyo Mirifle

Digil iyo Mirifle DIGIL IYO MIRIFLE

 - Xildhibaan Maxamed Sheekh Cabdullahi Ciirow ayaa maanta laga hor istaagay inuu u safro Baydhabo, kadib markii Nabad S...
25/09/2024

- Xildhibaan Maxamed Sheekh Cabdullahi Ciirow ayaa maanta laga hor istaagay inuu u safro Baydhabo, kadib markii Nabad Sugida Garoonka Aadan Cadde ay u diiday inuu dhoofo. Tani waxay ku soo beegmaysaa iyadoo dhawaan la sheegay in khilaafka u dhexeeya Villa Soomaaliya iyo Koonfur Galbeed la xaliyay. Xaaladdan oo kale ayaa horey uga dhacday xildhibaan Sareedo, taasoo sare u qaaday walaaca siyaasadeed ee ka taagan xiriirka Villa Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed.

05/09/2024

Halyeyga qowmiyada Koongur galbeed Soomaaliya

18/07/2024

Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ah gobolka ugu wax soo saarka badan guud ahaan Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

15/07/2024

Afhayeenka Wasaarada gaashaandhiga dalka Sheikh Abuukar Mo'alin iyo masuuliyiin ka socday Maamulka Degmada Marka oo gaaray Deegaanka Shalanbood ee gobolka Shabeelaha Hoose.
. Digil iyo Mirifle

13/07/2024

Gudoomiye ku Xigeenkii H**e ee Degmada Wanlaweyn Mudane Mohamed Xaaji Muqtar Gacmadheere

10/07/2024

Magaalo nabdoon Baydhaba Janaay

20/06/2024

Maamulka degmada Wanlaweyn oo booqday deegaanka Haakow ee Degmada Wanlaweyn

18/06/2024

Magaalo nabdoon Baydhaba Janaay.

18/06/2024

Aas-Aaska Halgankii guuleystay ee RRA

Inaa Lillaahi Wa Inna Ileeyhi RaajicuunHalyey aYaa ka baxaY Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, Allah ha u naxriisto gaas...
15/06/2024

Inaa Lillaahi Wa Inna Ileeyhi Raajicuun

Halyey aYaa ka baxaY Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, Allah ha u naxriisto gaashaanle Mohamed Dheere.

12/06/2024

Muxuu KaYiri afyhaYeenkii H**e Ee MadaxtooYada Soomaliya Eng Abdirashiid Mohamed Hashi ( Duqa ) arintii dooda badan dhalisay ee Iskuul BuliSiYo

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Digil iyo Mirifle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share