Ifiye Primary and Secondary School

Ifiye Primary and Secondary School Very nice

29/04/2026

Maamulka Dugsiga Ifiye primary and Secondary School ayaa Abaal mariyay ardaydii ku guuleysatay tartan aqooneedkii sanadlaha ahaay

07/04/2026

Ogeysiis Ogeysiis waxaa la ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta ku nool Degmada Balcad in uu Dugsiga Ifiye primary & Secondary idin furay waxbarasho gelinka dambe ah fadlan wixii faahfaahin ah kala xariir
Tell. 618806016/ 613509150/615180763

Dhammaan waalidiinta ubadkooda la jecel waxbarasho tayo leh   Isdiiwaan gelinta iyo qabashada arday cusub wey socotaa ku...
09/09/2025

Dhammaan waalidiinta ubadkooda la jecel waxbarasho tayo leh Isdiiwaan gelinta iyo qabashada arday cusub wey socotaa ku soo dhawaada Dugsiga Ifiye Primary and Secondary School

Dhammaan maamulka iyo macallimiinta Dugsiga Ifiye Primary and Secondary School waxa ay farxada la qeybsanayaan Ustaad Ca...
05/07/2025

Dhammaan maamulka iyo macallimiinta Dugsiga Ifiye Primary and Secondary School waxa ay farxada la qeybsanayaan Ustaad Cabdiraxaman xasan xirsi oo u soo dhamaaday heerka koowaad ee waxbarashada🎓🎓

Dhammaan mamaulka iyo macallimiinta Dugsiga Ifiye Primary and Secondary School waxa ay farxada la qeybsanayaan Ustaad Ab...
05/07/2025

Dhammaan mamaulka iyo macallimiinta Dugsiga Ifiye Primary and Secondary School waxa ay farxada la qeybsanayaan Ustaad Abdinajib Adan Mohamed oo u soo idlaatay heerka koowaad ee waxbarashadiisa.

Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuunAllah u naxariista wallalkeen    Ahmed  rabbi waxa ugu baryeynaa inuu ka dhigo marti...
03/07/2025

Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun
Allah u naxariista wallalkeen Ahmed
rabbi waxa ugu baryeynaa inuu ka dhigo marti la jcl yahay

26/06/2025

Farxada Ardayda Fasalka 8aad ee Dugsiga Ifiye Primary and Secondary

19/06/2025

Hambalyo Maryama Ibrahim Osman
Waa caaqilada fasalka F4 Dhammaan macallimiinta iyo Mamulka Dugsigaba Waxay ku faraxsanyihiin Hormarkaaga

Hambalyo Hambalyo HambalyoWaxaa  Halkaan Ugu Hambalyeynaynaa Dhammaan Macallimiinta Soomaaliyeed Meel kasta oo ay joogaa...
21/11/2024

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxaa Halkaan Ugu Hambalyeynaynaa Dhammaan Macallimiinta Soomaaliyeed Meel kasta oo ay joogaan Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee 21ka November.
Gaar ahaan waxaan Hambalyo leenahay Macallimiinta Dugsiga Ifiye Primary and Secondary School

Waxaa halkaan uga hambalyeyneynaa arada fasalka 4aad ee dugsiga sare Ifiye Primary and Secondary School   oo dhammaantoo...
27/08/2024

Waxaa halkaan uga hambalyeyneynaa arada fasalka 4aad ee dugsiga sare Ifiye Primary and Secondary School oo dhammaantood kubaasay imtixaanka heer qaran sanad waxbarasheedka 2023-2024.

Waxey kadhabeeyeen dadaalkii ay galiyeen maamulka iyo macalimiinta iyo waalidka. Waxaan urajeyneynaa mutstaqbal wanaagsan iyo iney halkaasi kasii wadaan waxbarashadooda

Address

W Balcad
Mogadishu
2526

Opening Hours

Monday 07:00 - 13:00
Tuesday 07:00 - 13:00
Wednesday 07:00 - 13:00
Thursday 07:00 - 16:00
Friday 07:00 - 16:00
Saturday 07:00 - 13:00
Sunday 07:00 - 13:00

Telephone

+252613509150

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ifiye Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ifiye Primary and Secondary School:

Share