Xarunta Barbaarinta Carruurta Boliiska

Xarunta Barbaarinta Carruurta Boliiska ku soo dhawoow boga rasmiga ah ee Xarunta Agoonta Boliiska Soomaaliyeed

09/09/2025
Taliyaha Xarunta Barbaarinta Carruurta Boliiska ayaa Hambalyo udirtey Dhamaan ardeyda Soomaaliyeed kuwaasoo ku baasey im...
14/08/2025

Taliyaha Xarunta Barbaarinta Carruurta Boliiska ayaa Hambalyo udirtey Dhamaan ardeyda Soomaaliyeed kuwaasoo ku baasey imtixaanka 8aad ee dugsiga dhexe waxeyna si gaar ah ugu hambalyeysey ardeyda Dugsiga Hoose, Dhexe iyo sare ee Sareeye Guuto Maxamed Abshir Muuse.

07/07/2025

Muuqaal: Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sareeye guuto asad Cismaan Cabdullahi oo Shahaado sharaf Gadoonsiiyey Taliyaha Xarunta Barbaarinta Agoonta Boliiska Xaliimo-sacdiyo Yuusuf.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sareeye guuto asad Cismaan Cabdullahi ayaa Shahaado sharaf Gadoonsiiyey Taliyaha...
07/07/2025

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sareeye guuto asad Cismaan Cabdullahi ayaa Shahaado sharaf Gadoonsiiyey Taliyaha Xarunta Barbaarinta Agoonta Boliiska Xaliimo-sacdiyo Yuusuf. Taasoo ay ku muteysatey doorkii ay ka qaatadey xuska todobaadka xoriyada. Waxeyna muujisey Karti iyo hufnaan Shaqo mudadii lagu jirey Xuska Maalmaha Xoriyada.

Agoonta boliiska ayaa si firfircoon ugu qeyb qaata xuska maalmaha xoriyada oo ah maalmo qiimo badan.

Sidoo kale waxaa shahaado sharaf halkaas lagu guddoonsiiyey saraakiil iyo ciidan kuwaasoo si wanaagsan ugu qeyb qaatey todobaadka xoriyada.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Caruurta Agoonta Boliiska ku booqda...
03/07/2025

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Caruurta Agoonta Boliiska ku booqday xaruntooda wakhtina lasoo qaatay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Hassan Sheikh Mohamud, Taliyaha Xarunta Barbaarinta Agoonta Boliisk...
01/07/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Hassan Sheikh Mohamud, Taliyaha Xarunta Barbaarinta Agoonta Boliiska, iyo carruurta agoonta boliska ayaa si wadajir ah u dabaaldegay sanad-guuradii 65-aad ee kasoo wareegtay xorriyadda Soomaaliya, oo ku beegan 1-da Luulyo 1960.

Hambalyo maalinka xoriyada Soomaaliya ee 1da luulyo
01/07/2025

Hambalyo maalinka xoriyada Soomaaliya ee 1da luulyo

Taliyaha Xarunta Barbaarinta Agoonta Boliiska Soomaaliyeed Xaliimo-sacdiyo Yuusuf ayaa ummada Soomaaliyeed ugu hambalyey...
26/06/2025

Taliyaha Xarunta Barbaarinta Agoonta Boliiska Soomaaliyeed Xaliimo-sacdiyo Yuusuf ayaa ummada Soomaaliyeed ugu hambalyeysey munaasabada 26-ka June: "Hambalyo dhamaan ummada soomaaliyeed meel kasta ay joogan sannad guurada 65-aad ee kasoo wareegtay markii ay xornimada qaateen gobolada Waqooyi ee Soomaaliya ku beegan 26-ka June-1960kii.

Xornimadii gobollada Waqooyi waxay sababtay midowgii 1-da July-1960-kii iyo hanashada qaranimo buuxda, waxaan marnaba la ilaawi karin halgamayaashii naftooda usoo huray qaranimada aynu maanta ku naaloonayno’’. Ayuu ahaa hadalka taliyaha

Address

Mogadishu

Telephone

+252615128666

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta Barbaarinta Carruurta Boliiska posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Xarunta Barbaarinta Carruurta Boliiska:

Share