Dacwa media

Dacwa media Faafinta khayrka

Toonta, Qarfaha iyo Malabka, Saddex Daawo oo Dabiici ah Korna u Qaada Testosterone-ka RaggaDunida caafimaadka dabiiciga ...
05/10/2025

Toonta, Qarfaha iyo Malabka, Saddex Daawo oo Dabiici ah Korna u Qaada Testosterone-ka Ragga

Dunida caafimaadka dabiiciga ah, isku darka toon, qarfo (cloves), iyo malab waxaa loo tixgeliyaa inuu yahay “daawo dabiici ah oo awood leh” oo kaalin weyn ku leh caafimaadka ragga, gaar ahaan dhinaca kor u qaadidda hormoonka testosterone. Testosterone waa hormoon muhiim ah oo u xilsaaran rabitaanka galmada, xoogga murqaha, tamarta jidhka, iyo niyadda.

1. Toon (Garlic) iyo Testosterone

Toontu waxa ay jidhka ka caawisaa inuu soo daayo hormoonka luteinizing hormone (LH) oo kiciya hormoonka testosterone.

Waxaa ku jira allicin, taasoo yareyneysa walbahaarka jidhka (cortisol), taas oo hormoon ahaan carqaladayn karta soo saarista testosterone.

Rag badan ayaa u adeegsada toon si ay u helaan tamar dheeraad ah iyo rabitaan galmo oo xooggan.

2. Qarfo (Cloves) iyo Testosterone

Qarfo waa dhir caan ku ah kor u qaadidda awoodda galmada iyo kicinta shahwada.

Waxay wanaajisaa qulqulka dhiigga, taas oo muhiim u ah awoodda ragga.

Daraasado ayaa muujiyay in isticmaalka qarfo joogto ah uu gacan ka geysto hagaajinta heerarka testosterone.

3. Malab iyo Testosterone

Malabku waxa uu hodan ku yahay borotiinka boron, taas oo sare u qaadda heerka testosterone.

Waxa uu wanaajiyaa wareegga dhiigga, wuxuuna bixiyaa tamar dabiici ah oo joogto ah.

Malabka waxaa sidoo kale loo yaqaan inuu kordhiyo rabitaanka galmada iyo firfircoonida ragga.

Isku-darka Saddexdan iyo Faa’iidooyinka Testosterone

Marka la isku daro toon, qarfo iyo malab, waxay sameeyaan isku-dar xoog leh oo:
✅ Sare u qaada heerarka testosterone-ka.
✅ Kordhiya awoodda galmada iyo rabitaanka
✅ Wuxuu Xoojiyaa murqaha iyo tamarta jidhka.
✅ Waxa ay ragga ka Caawiyaan yareynta daalka iyo walbahaarka.

Sida Loo Isticmaalo

Ku rid toon la tumay ama la jarjaray, qarfo iyo malab la isku daray kuna Rid Weel ama dhalo nadiif ah.

U daa dhowr maalmood si ay iskugu dhex milanto.

Qaado hal qaado oo yar (teaspoon) subax kasta calooshaada oo madhan.

👉 Waxaa lagu talinayaa in si joogto ah loo isticmaalo si loo helo natiijo fiican, balse haddii aad leedahay xaalad caafimaad oo gaar ah, waxaa fiican inaad la tashato dhakhtar.
Xigasho ahmed noor

02/07/2025

Sirta u dahsoon sheekh mustafe

Waa sawir Dareen Leh.Waa Shan wiiL oo Qabriga Hooyadood Soo boqday oo Quraan iyo Duco ku dul Akhrinayaa.
22/03/2025

Waa sawir Dareen Leh.

Waa Shan wiiL oo Qabriga Hooyadood Soo boqday oo Quraan iyo Duco ku dul Akhrinayaa.

18/12/2024

Sheekh mustafe xaaji ismacil haaruun wuxu cimrigiisa galiyay faafinta khayrka iyo baraarujinta walalihiisa somaliyed
Illahay cimriga iyo caafimadka ha u barakeeyo

Ma og tahay aayadan (Aayatul kursi) faa'idooyinkeeda haddaadan ogayna hadda baro kuna camal fal saaxiib.1)  Haddii aad a...
06/08/2024

Ma og tahay aayadan (Aayatul kursi) faa'idooyinkeeda haddaadan ogayna hadda baro kuna camal fal saaxiib.

1) Haddii aad akhrido salaad walba oo aad tukato ka dib, waxa kaliya ee adiga & jannada idiin dhexeeya waa geerida.

2) Haddii aad akhrido marka aad wey-saysato ka dib waxa 70 jeer kuu kor-dhaya ajaraadka alle.

3) Haddii aad akhrido marka aad guriga ka baxayso waxaa dhinac walba kaa ilaalinaya malaa'ig aad u badan.

4) Haddii aad akhrido marka aad guriga soo galayso , gurigaaga faqri uma soo dhowaanayo.

5) Haddii aad akhrido inta aadan seexan ka hor waxaa habeen-kaas oo dhan ku ilaalin doona malag.

6) Haddii aad akhrido subax walba waxaad ku jirtaa xijaabka alle SWT maalinkii ilaa habeenkii oo dhan wuxuu ka xijaaban yahay shar & shaydaanba.

7) Haddii dad aad jeclayd kaa geeriyooden oo aad u niyeysato akhrinta aayadan ( aayatul kursi) Ilahay SWT wuxuu u iftiimiyaa qabriga hadyad ahaan{ subxanallah }.

8) Qofka badiya akhrinta aayatul kursi ilahay kuma dhibo geerida.

9) Haddii aad joogtayso akhrinta aayadan ( Aayatul kursi ) Hantidaada & aw-laadaada waxaa uu alle SWT ka xijaabayaa shaydaanka.

Barkhadle Mohamett ✍

Ilaahay U Mahadnaq Haduu Qoraalkan Ku Soo Gaadho.Isaga oo 70 jir ah waxaa ku soo booday xanuun m, kaas oo sababay inay k...
18/02/2024

Ilaahay U Mahadnaq Haduu Qoraalkan Ku Soo Gaadho.

Isaga oo 70 jir ah waxaa ku soo booday xanuun m, kaas oo sababay inay kaadidu kasoo bixi waydo:

Dhakhtarka ayaa loola cararay, kadib waxaa loo sheegay in uu qalliin degdeg ah u baahan yahay si looga daweeyo xanuunka.
Waa uu aqbalay qalliinkii maadaama xanuun saa’id ahi hayay.

Markuu u dhammaaday qalliinkii, dhakhtarka ayaa u dhiibay juwanka kharashka laga rabo. Odaygii markuu arkay juwankii oohin ayaa kasoo daadatay.

Dhakhtarkii ayaa yaabay, wuxuu ku yidhi;
“is deji adeer, lacagta lagaa rabo haddii ay badan tahay oo aadan bixin karin ii sheeg, waxaan kaa dayn karnaa kala badh?”

Odaygii wuxuu ku jawaabay;
“Uma ooyayo in ay lacagtu badan tahay oo waan haystaa lacag, laakiin waxaan la ooyay 70 sano oo aan si caadi ah u kaajayay Allaah wax lacag ah wali ima waydiin.”

Maka fakartay qiimaha oxygen’ta (hawada) dhakhaatiirta taala?
Allaah oxygen bilaash ah ayuu kuugu deeqay min maalintii aad dhalatay illaa maanta.

- Jidhkaaga gudihiisa shaqo badan ayaa ka socota wax lacag ahna lagaama waydiiyo.

Markaa ma dareemi karnaa in uu Rabbi yahay ka ugu qanisan ee ugu naxariista badan?

Xasuuso nimcooyinka uu Alle kuugu deeqay oo aan wax lacag ah lagaa waydiin.

- Alxamdulilaah dheh maalin kasta.

Aynu ku wada salino xabiibkena muxamed CSW ❤️
13/01/2024

Aynu ku wada salino xabiibkena muxamed CSW ❤️

11/01/2024

ست حالات وردت في كتاب الله عز وجل لا يجتمع الشقاء معها أبداً:
١ - لا يجتمع الشقاء مع بِر الوالدين (وَبَرًّا بِوَالِدَتِي وَلَمْ يَجْعَلْنِي جَبَّاراً شَقِيّاً).
٢ - ولا يجتمع الشقاء مع الدعاء(وَلَمْ أَكُن بِدُعَائِكَ رَبِّ شَقِيّاً).
٣ - ولا يجتمع الشقاء مع القرءان (مَا أَنزَلْنَا عَلَيْكَ الْقُرْءانَ لِتَشْقَى).
٤ - ولا يجتمع الشقاء مع اتباع الهدى (فمن اتبع هداي فلا يضل ولا يشقى).
٥ - ولا يجتمع الشقاء مع خشية الله (سيذكر من يخشى ويتجنبها الأشقى)
٦ - ولا يجتمع الشقاء مع التقوى (فأنذرتكم ناراً تلظى لا يصلاها إلا الأشقى الذي كذب وتولى وسيجنبها الأتقى)
جعلنا الله وإياكم من سعداء الدنيا والآخرة اللهم امين يارب العالمين وجميع المسلمين.

03/10/2023

Ubadkaagu intay yar yihiin ku barbaari salaada iyo akhlaaqda wanagsan

19/09/2023

Kuwii toosan Alle ha inagayeelo

08/09/2023

Xasuusin:- Saaka waa subax jimce ah aan ku salino xabiibkeena Muxamed ﷺ ❤️

Quraanka xifdi si illahay ku xifdiyo
08/08/2023

Quraanka xifdi si illahay ku xifdiyo

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dacwa media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Dacwa media:

Share