Xisbiga Bulshada

Xisbiga Bulshada URUR SIYAASADEEDKA BULSHADA DIMOQURAADIGA SOOMAALIYEED

إنا لله وإنا إليه راجعون𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈 𝐓𝐈𝐈𝐑𝐀𝐀𝐍𝐘𝐎 𝐋𝐄𝐇Hoggaamiya Xisbiga Bulshada Dimoquraadiga Soomaaliyeed Xildhibaan Osman Bube ...
05/07/2026

إنا لله وإنا إليه راجعون
𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈 𝐓𝐈𝐈𝐑𝐀𝐀𝐍𝐘𝐎 𝐋𝐄𝐇
Hoggaamiya Xisbiga Bulshada Dimoquraadiga Soomaaliyeed Xildhibaan Osman Bube Yusuf Roble waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyska Reer Imaam, Ehelka, Qaraabada iyo umadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeynayaa geerida ku timid Imaam Maxamad Yuusuf Cali Imaam oo ku xijaabtay dalka India. Imaamka wuxuu mudo dheer ahaa sii-hayaha Imaamka Mudulood, wuxuuna ka shaqeeyay nabadda iyo isku xirka bulshada.
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, annagana samir iyo iimaan naga siiyo. AAMIIN

Waxaan Bulshada Soomaaliyeed, meel kasta oo ay dunida ka joogaan, ugu hambalyeynayaa munaasabada 1-da Luulyo, oo ku beeg...
01/07/2026

Waxaan Bulshada Soomaaliyeed, meel kasta oo ay dunida ka joogaan, ugu hambalyeynayaa munaasabada 1-da Luulyo, oo ku beegan 66-guurada ka Soo wareegatay maalintii ay midoobeen gobollada waqooyi iyo koonfurta Soomaaliya, laguna aas-aasay Jamhuuriyadda Soomaaliyeed.

Baydhabo Taariikhda 28/05/2026 Hajri 11/12/1447World Muslim Congress ayaa Mashruuca Udxiyada Usoo marsiisay Xisbiga Buls...
30/05/2026

Baydhabo
Taariikhda 28/05/2026
Hajri 11/12/1447
World Muslim Congress ayaa Mashruuca Udxiyada Usoo marsiisay Xisbiga Bulshada Dimoquraadiga Soomaaliyeed. Xisbiga oo kaashanaya Hay'ada Somali Aid Relief And Community Organization ayaa magaalada Baydhabo ka Fuliyey Mashruuca Udxiyada Mashruuca ayaa Socon doono inta lagu gudijiro maalamaha ciida.

Xisbiga Bulshada Dimoquraadiga Soomaaliyeed waxa uu marwaliba u taagan yahay garab istaaga Ummadda Soomaaliyeed.

Baydhabo Taariikhda 27/05/2026 Hajri 10/12/1447Xisbiga Bulshada Dimoquraadiga Soomaaliyeed, World Muslim Congress iyo  H...
29/05/2026

Baydhabo
Taariikhda 27/05/2026
Hajri 10/12/1447
Xisbiga Bulshada Dimoquraadiga Soomaaliyeed, World Muslim Congress iyo Hay'ada Somali Aid Relief And Community Organization oo iskaashanaya ayaa magaalada Baydhabo ka Fuliyey Mashruuca Udxiyada Mashruuca ayaa Socon doono inta lagu gudijiro maalamaha ciida.

Xisbiga Bulshada Dimoquraadiga Soomaaliyeed waxa uu marwaliba u taagan yahay garab istaaga Ummadda Soomaaliyeed.

Boqortooyada Dalka Sacudi ArabicTaariikh 23/03/2026.Hijri 04/10/1447.Hogaamiyaha Xisbiga Bulshada Dimoquraadiga Soomaali...
24/03/2026

Boqortooyada Dalka Sacudi Arabic
Taariikh 23/03/2026.
Hijri 04/10/1447.

Hogaamiyaha Xisbiga Bulshada Dimoquraadiga Soomaaliyeed Xildhibaan Osman Bube Yusuf Roble Ayaa Xalay Soo dhaweyn Heer Sare leh u sameeyey Xildhibaan Ibrahim Xasan Buule, Dr Abdukadir ibrahiim iyo Avv Omar Husein Ibrow Aliyow oo ku kulmay Magalada Jeddah Boqortoyada Dalka Sacudi Arabiya.

Sacudi Arabi  23/03/206Hijri 04/10/1447.Hogaamiyaha Xisbiga Bulshada Dimoquraadiga Soomaaliyeed Xildhibaan Osman Bube Yu...
23/03/2026

Sacudi Arabi 23/03/206
Hijri 04/10/1447.

Hogaamiyaha Xisbiga Bulshada Dimoquraadiga Soomaaliyeed Xildhibaan Osman Bube Yusuf Roble ayaa Caawa Magaalada Jiddah ee Dalka Sacuudiga Ku Soo dhaweeyey Wasiir ku Xigeenka Degadaha iyo Gaadiidka Badda Sanetor Fartuun Abdukadir Farax Karaama ahna Xildhibaanad ka tirsan Aqlaka Sare, Ugaaska Guud ee Sagaalka Eylo Ugaas Idris Ugaas Abdi Abdulle, Gudoomiye ku Xigeenka Arrimaha Bulshada ee Degmada Waaberi Dr Ali Abdukadir Farax Karaama Iyo Avv Omar Husein Ibrow Aliyow u Qeebsanaha Shaqada iyo Shaqaalaha ee Safarada Jamhuriyada Federalka Soomaaliyeed ee Boqortooyada Sacudi Arabiya oo ku kulmay Magaalada Jiddah.

21/03/2026
Muqdisho: 19/03/2026Xog-hayaha guud ee Xisbiga Bulshada Dimoquraadiga Soomaliyeed oo ku gudaneysa waa jibaadkeeda shaqo ...
21/03/2026

Muqdisho: 19/03/2026

Xog-hayaha guud ee Xisbiga Bulshada Dimoquraadiga Soomaliyeed oo ku gudaneysa waa jibaadkeeda shaqo Dr Maryan Yusuf Aweis ahna ku simada Hogaamiyaha Xisbiga ayaa u magacaaday Ugaas Abukar Osman Salad Baytnuur Gufoomiyaha Gudiga Xalinta Khilaafaadka iyo Shuurada ee Xisbiga Bulshada Dimoquraadiga Soomaliyeed.

Eid Mubaarak All Muslims.Baydhabo Taariikhda 20/03/2026 Hajri 01/10/1447Xisbiga Bulshada Dimoquraadiga Soomaaliyeed  Aya...
20/03/2026

Eid Mubaarak All Muslims.

Baydhabo
Taariikhda 20/03/2026
Hajri 01/10/1447
Xisbiga Bulshada Dimoquraadiga Soomaaliyeed Ayaa dadka ku Nool Magaalada Baydhabo la qeysadeen munaasabada Eid Fitriga ayaa gaarsiiyey Fitro ay uugu talagaleen dadka masaakiinta aan awoodin in ay iska bixiyaan fitrada.

Xisbiga Bulshada Dimoquraadiga Soomaaliyeed waxa uu marwaliba u taagan yahay garab istaaga Ummadda Soomaaliyeed.

،السلام عليكم ورحمة الله وبركاتهHogaamiyaha Xisbiga Bulshada Dimoquraadiga Soomaaliyeed Xildhibaan Osman Bube Yusuf Robl...
19/03/2026

،السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Hogaamiyaha Xisbiga Bulshada Dimoquraadiga Soomaaliyeed Xildhibaan Osman Bube Yusuf Roble, Xog-hayaha guud Ee Xisbiga Dr Maryan Yusuf Aweys Iyo Gudoomiye Ku- Xigeenka 2aad Dr Omar Nur Abdi Waxa ay Ummadda Muslimiinta Ugu hambalyeynayaan munaasabada Eidul Fitriga.

waxa aan Alle ka baryaynaa in uu naga aqbalo Soonka aan Soo soonay 30-ka Maalin Ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Waxaan Alle Ka baryaynaa In soonkan Soonkiisa Nabad iyo caafimaad inagu gaarsiiyo.

Waxaan Alle Ka baryaynaa in uu ka dulqaado dadka Soomaaliyeed ee abaaraha iyo colaada daashatay.

Ummadda Soomaaliyeed waxa aan leenahay waxaa muslaxad inuugu jirta nabad iyo Amni marnaba yaanan la qabanin in la idinku daneysto.

Address

Waberi
Mogadishu
2526

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xisbiga Bulshada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share