Hassan Mohamoud abdi Aden

Hassan Mohamoud abdi Aden "Mid kamid ah dareennada ugu macaan uguna quruxda badan nolosha, waa adigoo hela qof ku fahmaya,

28/07/2026

Really

Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) waan kusoo laabanayaa, balse hal qodob ayaa cad — anigu lama fadhiisan karo cid aanan u a...
05/10/2025

Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) waan kusoo laabanayaa, balse hal qodob ayaa cad — anigu lama fadhiisan karo cid aanan u aqoonsaneyn sharciyad Dastuuri ah.

Soo dhowow, Kismaayo waa baladkaa.

Go’aankeyga h**e ee aan kaga laabtay Golaha, waxaa ka culus Waarankii soo qabasho ee aad jartay.

Hassan Sheikh, safarkaaga Kismaayo waa mid ka mid ah imtixaanadii ugu adkaa ee noloshaada soo mara — mid lagu cabbiri doono dulqaadkaaga, siyaasaddaada iyo sida aad u maareyso khilaafyada ummadda.

Address

Kismayo
Mogadishu

Telephone

+252627560940

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hassan Mohamoud abdi Aden posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hassan Mohamoud abdi Aden:

Shortcuts

Share