Tageerayaasha Musharax Madaxwayne Abshir Aden Ferro

Tageerayaasha Musharax Madaxwayne  Abshir Aden Ferro Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tageerayaasha Musharax Madaxwayne Abshir Aden Ferro, Government Official, Maka-Al Mukarama, Mogadishu.

Founder and CEO of Fort Roche Group, a company specialising in security and based in London, Abshir Aden Ferro is also the President of the "Alliance for the Future Party" (Xisbiga Isbahaysiga Mustaqbalka), which was founded in 2019.

13/07/2025
02/07/2025

Musharax Abshir Ferro Oo Munasabad Tarikhii ah Ku qabtay Xarunta Barlamanka Uk…

02/07/2025

Madaxwaynaha Mustaqbalka Mudane Abshir Aden Ferro.

15/05/2024
19/01/2024

MUDANE ABSHIR ADEN FERRO OO KA MID NOQDAY 25 KA SHAQSI UGU SAMEENTA BADAN SOOMAALIY 2023

Galabta buuggaagii My Life For Somalia, waxaan geeyay bandhig Hammersmith and Fultham Community Centre.
01/07/2023

Galabta buuggaagii My Life For Somalia, waxaan geeyay bandhig Hammersmith and Fultham Community Centre.

WAR-SAXAAFADEEDXISBIGA ISBAHAYSIGA MUSTAQBALKA (XIM) SOOMAALIYA AYAA SI DIIRAN UHAMBALYAYNAYO SHACABKA IYO HOGAANKA DAWL...
26/05/2023

WAR-SAXAAFADEED

XISBIGA ISBAHAYSIGA MUSTAQBALKA (XIM) SOOMAALIYA AYAA SI DIIRAN U
HAMBALYAYNAYO SHACABKA IYO HOGAANKA DAWLAD-GOBOLEEDKA
PUNTLAND GUUSHA DOORASHOOYINKA DIMUQRAADIGA EE DEGMOOYINKA

Waxaan Gogol Nabadeed Ugu Yeerayaa Maamul Goboleyada Musharaxiinta & Farmajo, Waxana Balanqadayaa Wax Walba Ku Bixi Doon...
25/04/2021

Waxaan Gogol Nabadeed Ugu Yeerayaa Maamul Goboleyada Musharaxiinta & Farmajo, Waxana Balanqadayaa Wax Walba Ku Bixi Doono Hadii ay ahaan Laheed Dhaqaalo & Aqoon aan Diyaar U ahay ,

Waa in aan U Arxanaa Dadkii Iyo Dalka Iyo Calankaba , Iyo Nimanka Siyaasinta Waa In ay Ka Soo Baxaan Mataladii ay Dadkooda ay Ku lahayeen, & Musliyadii Ay Qadeen ayana Kuna dhaarteen.

Maanta Waxaan Fidinayaa Gogal Nabadeed Oo Dag Deg a ah Oo aan Iskugu Yereyo Maamul Goboledyada Siyaasinta Musharxiinta Iyo Farmajo,

Si aan U Soo Saarno Qof anakoo Dhan aan Ku Qanacsanahay Hogaankii Nabadii Lahaa Dalka & anakoo Dhan aan U Garab Istaagno Si aan Ugu Fakiri Laheen Dadkeen Dalkeena calankeena & Mustaqbalkeena

Markaan Tan Soo Dhameeyo Waxaan U Soo Jeesan Doonaa Albaabkeega U Furan Yahay Eeena Diyaar U ahay In aan Gogal U Fidiyo Al Shabab Ugana Dhageesto Waxa ay Tabanayaan & Waxa aan Ka Tabaneeyno,

Kana Shaqeen Doono Calaamka Iyo Al Shabaab Waxa Dhaxyaalo Saan Xal Ugu Gaari Lahaa Mustaqbalkeena Soomaaliya & Horumar Rajo & Amni Kana Sii Fikira Saad Xalka Ugu Mid Noqon Laheedeen Dhiigana Loo Joojin Lahaa,

Wabilaahi Towfiq

Waxaan Dhamaan Shacabka Muslimiinta Gaarhaan Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambayeenayaa Bilowga Dhalshada Bisha Barakeysan ...
12/04/2021

Waxaan Dhamaan Shacabka Muslimiinta Gaarhaan Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambayeenayaa Bilowga Dhalshada Bisha Barakeysan ee Ramadaan,

Waxaan Ilaahey ka baryayaa in aynu Noqonno kuwii waajibaadka Alle Saarey Siduu yahay u guta,

Waxaa la inooka Baahan yahay in aynu isu Naxariisanno Oo keena Baahan Quudinno, oo kan Musaafurka ahna Martigelinno.

Sidoo kale waxaa inala Wanagsan in aynu Bisha Barakeysan ka faa’iideysanno oo Allaha awooda leh weydiisanno dembidhaaf iyo inuu inaka saaro oo inaka dulqaado dhibaatooyinka faraha badan ee ina haysta sida: colaada, , caddaalad la’aanta, Maamul xumada,

Madaxda Soomaaliyeed Waxaan Lee Yahay " War Intaad Dagaalka Naga Daysaan Ee Dadka Soomaaliyeed aan U Naxariisano,,

"IS WAYDII WAXAAD WADANKAAGA U QABAN KARTO EE HA ISWEYDIIN WAXA UU WADANKAAGA KUU QABAN KARO,,Abshir Aden Ferro Musharax...
14/02/2021

"IS WAYDII WAXAAD WADANKAAGA U QABAN KARTO EE HA ISWEYDIIN WAXA UU WADANKAAGA KUU QABAN KARO,,

Abshir Aden Ferro

Musharax Madaxwaynaha Soomaaliya

12/02/2021

"Soomaaliya Qabiil Ma Jiro Qabiilka Ugu Wayn Waa Dollarka,,

Musharax Madaxwayne Abshir Aden Ferro

09/02/2021

Musharax Madaxwaynaha Soomaaliya Abshir Aden Ferro OoKa hadlay Xalada Dalka Uu Maraayo

Address

Maka-Al Mukarama
Mogadishu
256

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tageerayaasha Musharax Madaxwayne Abshir Aden Ferro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Tageerayaasha Musharax Madaxwayne Abshir Aden Ferro:

Share