Xafiiska Haweenka Gobolka Banaadir

Xafiiska Haweenka Gobolka Banaadir waa hooyga haweenka soomaaliyeed hor usocda

Today we honor women around the world—their faith, resilience and Allah‑given dignity. May we continue to stand for just...
08/03/2026

Today we honor women around the world—their faith, resilience and Allah‑given dignity. May we continue to stand for justice, equality and opportunity, so every woman can live the life Allah intends.

Happy International Women’s Day!

Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda! 🕊️Maanta oo ah 21-ka Sebtembar, waxaan ku dhiirigelinaynaa dhammaanteen inaan u dhaqaa...
21/09/2025

Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda! 🕊️
Maanta oo ah 21-ka Sebtembar, waxaan ku dhiirigelinaynaa dhammaanteen inaan u dhaqaaqno ilaalinta nabadda iyo xasiloonida. Haweenka Gobolka Banaadir waxay hormuud u yihiin dhisidda bulshooyin nabad ah.
Aan u istaagno nabadda, oo aan dhisno mustaqbal nabdoon.

Fogaan arag Waan idinka Fogahay Lkn waan idinla Joogaa Mulaaxdeydii maanka U roon teeydii Alle haku Xafido Amen 🙏
06/04/2024

Fogaan arag
Waan idinka Fogahay Lkn waan idinla Joogaa
Mulaaxdeydii maanka U roon teeydii Alle haku Xafido Amen 🙏

05/04/2024
Fogaan Arag Caawa 27 Ramadaan Allow Acmaasha Naga aqbal oo nagudar inta loodanbi Dhaafo Amen 🙏 Illaahoow 2 deydii Waalid...
05/04/2024

Fogaan Arag
Caawa 27 Ramadaan Allow Acmaasha Naga aqbal oo nagudar inta loodanbi Dhaafo Amen 🙏

Illaahoow 2 deydii Waalid, walaal iyo Qaraabo Deris iyo Saaxiiba Noowada Naxariiso oo qooetooda inta laxoreeyo Nagudar Amen 🙏
Illaahoow Dawladda Noo Qawiyee
Illaahoow Ciidankeena Guulee
Illaahoow Cadawga Soomaliyeed
Hoos kadhig
Dhamaan Soomaliweyn iyo Guudahaan Muslimiinta Janada naguwada Kulmi Amen 🙏

𝐂𝐈𝐈𝐃 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍.Waxaan ummadda Muslimiinta ah gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyneynaa munaasibadda Ciidda Car...
28/06/2023

𝐂𝐈𝐈𝐃 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍.
Waxaan ummadda Muslimiinta ah gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyneynaa munaasibadda Ciidda Carafo waxaana leenahay Nabad ku Ciida.

25/09/2022
DAAHFURKA BARNAAJIMKA HAWEENKA NABADDA & AMNIGALAUNCHING WOMEN'S PROGRAM FIR PEACE AND SECURITY
05/09/2022

DAAHFURKA BARNAAJIMKA HAWEENKA NABADDA & AMNIGA

LAUNCHING WOMEN'S PROGRAM FIR PEACE AND SECURITY

Ramadaan KariimWaxaan Guud ahaan Ummadda muslimiinta ah, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed  ugu hambalyeenayaa curashada b...
01/04/2022

Ramadaan Kariim

Waxaan Guud ahaan Ummadda muslimiinta ah, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeenayaa curashada bisha barakaysan ee Ramadaan.

Waxaan Allah subxaanahu watacaalaa ka baryaayaa in
Soonka, Salaada iyo Guud Ahaan Cibaadada naga wada aqbalo, Isla markaana Bishan Barakeysan inoogu dhameeyo Nabad, Barwaaqo.

Address

Arbaco Rukun
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Haweenka Gobolka Banaadir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Xafiiska Haweenka Gobolka Banaadir:

Share