Somalia CT

Somalia CT Protect and serve, reaction in timely manner to our society.

27/09/2023
Taliye u dhigma police ma heyso halaga faa’ideysto, Salana usaara 🫡 👮‍♂️
16/02/2023

Taliye u dhigma police ma heyso halaga faa’ideysto, Salana usaara 🫡 👮‍♂️

25/01/2023
Boliiska oo Shacabka ka Badbaadiyay 2 Miino oo ay Khawaarijtu shacabka ku dhibaateyn rabeen. Maanta 16/Jan/2023, ayeey K...
16/01/2023

Boliiska oo Shacabka ka Badbaadiyay 2 Miino oo ay Khawaarijtu shacabka ku dhibaateyn rabeen.

Maanta 16/Jan/2023, ayeey Khawaarijtu dhigeen 2 Miino Maqaayado ay shacabku fadhiistaan oo ku yaalay Xaafada ABA-GEDO ee Degmada Dharkeynley, Saldhiga Boliiska Dharkeynley iyo Laanta Miino-Baarista Boliiska, ayaa fashiliyay si shacabka looga badbaadiyo.

10/01/2023

Maanta 1:20 duhurnimo, ayaa Boliiska Gobolka Banaadir, gacanta ku soo dhigay Askari ka tirsan Ciidanka Ilaalada Deegaanka, oo Degmada Xamar-weyne Waaxda Gobonimo ku dilay Abuubakar Maxamed Nuurani, 65 jir ahaa Ina Hooyo Saaman Cali Abuukar. Eedeysanah ayaa Cadaalada Wajahaya, IA.

10/01/2023

10/Jan/2023, abaare 07:00 AM, Shacabka iyo Boliiska Degmada Balcad ee DG Hirshabelle oo iskaashanaya ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Xasan Juule Shaakir, oo dil ugu geeystay Marxuum Cali Taliye Cariif Hadaafoow Jackpoint-iga Waaxda Xaawo-taako ee Degmada Balcad. Eedeysnuhu Cadaalada ayu maraya ilaahay idinkii.

06/01/2023

Big shout-out to those who've recently engaged with me!

Mariiney Sheikh Ali

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalia CT posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share