Abdirahman Haile

Abdirahman Haile The idea of this page is to capture all the histories!

28/01/2026

Maanta waxaan heshiis is afgarad ah lasaxiixanay Hay’adda International Rescue Committee qaybteeda Somalia, heshiiskaas is afgaradka ah wuxuu saldhig unoqon doonaa mid xoojiya Qorshaha Horumarinta Galmudug ee 5-ta sano, kaasoo leh hortabino cadcad iyo ahdaaf maamul oo dhamaystiran.

Galmudug horumarsan waa Soomaaliya oo horumarsan, waxaan k**ahadcelinaya in Hay’adaha Caalamiga ah ku dhiiranayaan wada shaqaynta togan ee xiriirinta, kormeerka iyo qiimeynta mashaariicda si loo gaaro natiijo huban.

10/06/2022

Inaad laab fiyoobaato (Qalbi furnaato) adigeey caafimaad qab kuu tahay, haddiise aad qalbi xumaato walwal iyo walaahoow k**a baxeysid cidna waxba uma dhibi kartid wax uu haystana k**a qaadi kartid.

Qalbi furnaanto waa qiyam-ka Bini’aadamku iskula joogo.

Jumca Mubaarik✋

Mogadishu🇸🇴✋
28/05/2022

Mogadishu🇸🇴✋

Jeneraal Jaamac Maxamed Ghalib ayaa ku geeriyooday dalka Jabuuti. Waxa uu lahaa malaf shaqo oo uu bulshada in mudda ah u...
26/04/2022

Jeneraal Jaamac Maxamed Ghalib ayaa ku geeriyooday dalka Jabuuti.

Waxa uu lahaa malaf shaqo oo uu bulshada in mudda ah ugusoo adeegayay guul badana kakeenay. Si sharaf iyo hufnaan leh ayuu dalkiisa hooyo ugu soo adeegay. Waxa uu ahaa wadani Soomaaliyeed oo dhab ah!

Allaah SWT Jannadii ha ka waraabiyo.

Hargeisa Umadda dabku hantidoonada baabi’iyay Allaha ugargaaro.Somaaliyeey waa bil barakeysan oo Ramadan hala caawiyo wa...
02/04/2022

Hargeisa Umadda dabku hantidoonada baabi’iyay Allaha ugargaaro.

Somaaliyeey waa bil barakeysan oo Ramadan hala caawiyo walaalihiin.

13/02/2022

Musharaxa Burka oo hambalyadii kaga badiyay dhamaan musharaxiinta Madaxweyne u cararyadda Soomaaliya.

Markaad u fiirsato Xikmadaha ninkaan waxaa kugu soo dhacaya Hanka, hogaanka Siyaasadeed iyo Hormuudka umaddaan ay leedahay.

Kusoco Boowe👇

Beautiful Sicily Italy 🇮🇹
11/07/2021

Beautiful Sicily Italy 🇮🇹

Architecture doesn't always means tall buildings
11/07/2021

Architecture doesn't always means tall buildings

Niagara Falls, Canada🇨🇦
10/07/2021

Niagara Falls, Canada🇨🇦

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Haile posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Abdirahman Haile:

Share