Dowlad yare

Dowlad yare Somalia oo Nabada

In la is dhagayso way fiican tahay madaxdii h**e oo ka gadoodsan dastuurka la ansixiyayMohamed Abdullahi Farmaajo Sharif...
30/03/2024

In la is dhagayso way fiican tahay madaxdii h**e oo ka gadoodsan dastuurka la ansixiyay
Mohamed Abdullahi Farmaajo
Sharif Sheikh Ahmed

Sideed u aragtaa dastuurka la ansixiyay maanta
30/03/2024

Sideed u aragtaa dastuurka la ansixiyay maanta

Gabadha sool ugu quruxda badan maxaa kugu soo dhacay markaad sawirkeeda aragtay Aniga sawirkan
27/03/2024

Gabadha sool ugu quruxda badan maxaa kugu soo dhacay markaad sawirkeeda aragtay Aniga sawirkan

Kajawaab suashaas waa kuma shinbirka caadadu katimaado
17/03/2024

Kajawaab suashaas waa kuma shinbirka caadadu katimaado

Kajawaab oo maahmaahdaas dhamaystir
16/03/2024

Kajawaab oo maahmaahdaas dhamaystir

Sheeg dagaalkii badar ninkii ugu h**eeyay ee galada laga dilay1 abu jahal 2al-aswad bin cabdilasadi 3cutba binu rabica 4...
15/03/2024

Sheeg dagaalkii badar ninkii ugu h**eeyay ee galada laga dilay
1 abu jahal
2al-aswad bin cabdilasadi
3cutba binu rabica
4umaya binu khalaf

Askariga dameerka sida jaceyl uma qabo, ee dhul miineysan ayuu marayaa, maxaa yeelay tallaabo walba oo khaldan oo uu dam...
15/03/2024

Askariga dameerka sida jaceyl uma qabo, ee dhul miineysan ayuu marayaa, maxaa yeelay tallaabo walba oo khaldan oo uu dameerku qaado waa lagu halaagsamayaa.

Xilliyada qaar waxaa lama huraan ah in aan dameerro dhabarka ku qaadno si aan nafteena u badbaadinno.

Ramadan Mubarak 🫡

13/03/2024

Wiil baa isagoo didaya ina adeertis oo si khasab ah loogu daray.

Gabadha weligis h**e uma aanu arag eh, sida ay shareecadu qabto, waxa lagu yiri: "Bax oo soo eeg, waa intaas oo aad jeclaataaye".

Markuu soo laabtay baa la weydiyay: "Ka warran gabadha, sideed u aragtaa?"

Ku lahaa: "Waa un adeerkay Faarax oo indhakuul loo mariyay"😂😂😂

Nin walalki iihili yiri hoog alaa baxday🥹Mahmah ku haboon soo qor
13/03/2024

Nin walalki iihili yiri hoog alaa baxday🥹
Mahmah ku haboon soo qor

13/03/2024

Sheeg ninkii iyo gabadhii ugu h**eeyay ee diinta islaamka loodilay

12/03/2024

Imisa soon ayuu soomay nabi muxamed NNKH

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dowlad yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category