The Forum for Unity and Democracy

The Forum for Unity and Democracy The Forum for Unity and Democracy is the largest coalition of political parties and actors in Somalia committed to peace and stability.

Madasha Midnimada iyo Diimoqaraadiyada waa isbahaysi ballaaran ee siyaasiin qaran iyo axsaabta Soomaaliyeed ku midoowbeen. Madasha waxay ka damqanaysaa marxaladda adag ee maanta Somaliya mareyso, una is-taagnay innaan isbedel rajo leh ka bilawno bulshada dhexdeeda si wadajir ahna dib laysugu abaabulo si loo abuuro horumar siyaasadeed oo saldhig adag leh oo noqda asaaska bulsho ku dhisan cadaalad,

istixgelin, horumar iyo nabad. The Forum for Unity and Democracy is the largest coalition of political parties and actors in Somalia committed to the realization of accountable, citizen-driven governance, constitutional reform and the return of decision-making back to the hands of the Somali people.

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaarihii h**e Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa booqasho ku tagay magaalada Baladweyn i...
18/09/2016

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaarihii h**e Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa booqasho ku tagay magaalada Baladweyn iyadoo si diiran loogu soo dhaweeyey wafdiga Garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif. Siyaasiyiin, Odayaal iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaanan ukala harin soo dhaweynta masuuliyiinta. Wafdiga ayaa kulano la qaatay qeybaha kale duwan ee bulshada. Ugaas Xasan Ugaas Kahliif ayaa muujiyey inay ku faraxsanyihiin booqashada wafdiga, wuxuuna ku booriyey inay tagaan dhamaan gobolada dalka. Waxaa wafdiga ka mid ahaa Mudane Cabdiraxmaan Baadiyow, Mudane, Cabdullahi Goodax Bare, Mudame Maxamuud Axmed Nuur Tarsan iyo masuuliyiin kale.

Ra’iisul Wasaarihii h**e Mudane Cabdiweli Sheikh Axmed ayaa tibaaxay inay ku faraxsan-yihiin sida bulshada reer baladweyne ay u soo dhaweeyeen. Wuxuuna muujiyey iney qaateen talada Ugaaska ayna booqan doonaan goboladda dalka. Ugu danbeyntii wafdiga ayaa si heer sare ah loo sagootiyey.

https://www.youtube.com/watch?v=QpGXA7jzXgA

Wafdi Uu Hoogaaminayo Ra isal wasarihii H**e Ee Somalia Cabdiweli Sheekh Axmed Oo Lugu Soo Dhoweyay

"Isbahaysigu wuxuu cadeynayaa in ay dhammaatay sharciyaddii Madaxweynaha Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wixii ka dambeeya ...
11/09/2016

"Isbahaysigu wuxuu cadeynayaa in ay dhammaatay sharciyaddii Madaxweynaha Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wixii ka dambeeya 10ka September"

De Waagacusub Media heeft ten doel: het verrichten van (journalistiek) onderzoek naar- en het bevorderen van de informatieverschaffing in binnen- en buitenla...

24/01/2016

Prof. Cabdiraxmaan Macalin Cabdulaahi Baadiyow  oo ka tirsan xubno siyaasiyiin ah oo safar ku maraya Puntland ayaa ayaa ka hadlay qorshahoodii ay u yimaadeen puntland iyo arrimaha ay kala hadlayaan…

Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo ah Gudoomiyaha Madasha Midnimada iyo Diimoqraadiyada ahaana Raisulwasaarahii h**ee ee S...
24/01/2016

Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo ah Gudoomiyaha Madasha Midnimada iyo Diimoqraadiyada ahaana Raisulwasaarahii h**ee ee Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu ka mid yahay Gudoomiye Ku-Xigeenka Madasha Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow, iyo Xoghayaha Guud Madasha Mudane Dr. Cali Mohamed Mohamoud (Xareed) ayaa booqasho ku tegey magaalada Gaalkacyo.

Mudane Abdiweli Sheikh Ahmed oo ah Guddoomiyaha Madasha Midnimada iyo Dimoqraadiyada iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka m...
24/01/2016

Mudane Abdiweli Sheikh Ahmed oo ah Guddoomiyaha Madasha Midnimada iyo Dimoqraadiyada iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka midyihiin Guddoomiye Ku-Xigeenka Madasha Mudane Dr.Abdurahman A Baadiyow, Xoghayaha Guud ee Madasha Mudane Dr. Ali Mohamed Mohamud - Cali Xareed ayaa soo booqday Global Science University xarunta Galkayo.
Masuuliyiinta ayaa waxaa ka muuqatay shacuur iyo dareen farxadeed oo ay la qaybsadeen maamulka iyo macalimiinta jaamacada. Waxayna ka mahad-celiyeen sida diiran ee loo soo dhaweeyay.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when The Forum for Unity and Democracy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share