Commando Armiye

Commando Armiye guul iyo gobanimo xoogdalka somaliyed

11/01/2025

Taliye muraal ka suu sheegey
Amarkiisa awaa miirtiisa jirto
Guuleysta

19/11/2023

Adigoo careysan hadii aad dulqaad yeelato daqiiqad, waxaad ka baxsan doontaa kumanaan maalin oo muruga

U noolow maalin walbo sida in ay tahay maalinta ugu dambaysa ee noloshaada
17/11/2023

U noolow maalin walbo sida in ay tahay maalinta ugu dambaysa ee noloshaada

Cabirka Shumaca waa kala duwanaan karaa laakiin waxay bixiyaan iftiin isku mid ah, ma aha Halka aad joogto iyo derajada ...
16/11/2023

Cabirka Shumaca waa kala duwanaan karaa laakiin waxay bixiyaan iftiin isku mid ah, ma aha Halka aad joogto iyo derajada aad leedahay laakiin waa Tayadaada & dadnimadadaada waxa kaa dhiga inaad iftiin u noqoto Umada

30/10/2023

“Ogow mar kasta ifka waxaa jooga qof kaa liita xaalka aad ku jirta marka ilaahay xamdi adiga oo dhoola cadaynaya.”

Address

Armiye8707@gmail. Com
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Commando Armiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category