Somali Social Workers Association-SOSWA

Somali Social Workers Association-SOSWA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Social Workers Association-SOSWA, Social service, Benadir, Mogadishu.

Somali Social Workers Association: is an organisation working for development and research of the society, to enhance values, ethical and principles of the community.

  aadanaha waa tiirka aasaasiga ah ee ay noloshu ku taagan tahay. Waa xuquuq uu qof kasta leeyahay, iyada oo aan loo eeg...
06/02/2026

aadanaha waa tiirka aasaasiga ah ee ay noloshu ku taagan tahay. Waa xuquuq uu qof kasta leeyahay, iyada oo aan loo eegin jinsi, daโ€™, diin, dhalasho, dhaqan, shaqo, ama hab-nololeed gaar ah.

Marka xuquuqda qof kasta si buuxda loo ilaaliyo, waxaa suuragal noqota in bulshadu ku noolaato nabad, midnimo, walaalnimo, caddaalad, iyo kala dambayn uu sharcigu sarreeyo. Ilaalinta xuquuqda aadanaha waa saldhigga horumarka, xasilloonida, iyo wada noolaanshaha bulsho kasta.

Ururka U-Adeegeyaasha Bulshada Soomaaliyeed (SOSWA) waxa uu ka mid yahay ururrada hormuudka ka ah difaaca, horumarinta, iyo kor u qaadista wacyiga iyo fahamka la xiriira xuquuqda aadanaha. Ururku waxa uu si joogto ah uga shaqeeyaa xoojinta mabaadiโ€™da caddaaladda, sinnaanta, iyo ilaalinta karaamada baniโ€™aadamka.



๐“๐ก๐ž ๐‘๐จ๐ฅ๐ž ๐จ๐Ÿ ๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐–๐จ๐ซ๐ค๐ž๐ซ๐ฌ ๐ข๐ง ๐๐ซ๐จ๐ฆ๐จ๐ญ๐ข๐ง๐  ๐†๐จ๐จ๐ ๐†๐จ๐ฏ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ง๐œ๐ž ๐ข๐ง ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š.Maalinnimadii shalay waxaa si guul leh noogu qabsooma...
02/02/2026

๐“๐ก๐ž ๐‘๐จ๐ฅ๐ž ๐จ๐Ÿ ๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐–๐จ๐ซ๐ค๐ž๐ซ๐ฌ ๐ข๐ง ๐๐ซ๐จ๐ฆ๐จ๐ญ๐ข๐ง๐  ๐†๐จ๐จ๐ ๐†๐จ๐ฏ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ง๐œ๐ž ๐ข๐ง ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š.

Maalinnimadii shalay waxaa si guul leh noogu qabsoomay tababar cinwaankiisu ahaa โ€œDoorka Shaqaalaha Bulshada ee Horumarinta Maamul Wanaagga Soomaaliyaโ€, oo si xirfad leh u soo bandhigay Dr. Abdifitah Ahmed Ali. Tababarkan waxaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyay Somali Insight Platform SIP, Youth Initiative Icon, iyo Somali Social Workers Association-SOSWA.

Seminarku wuxuu diiradda saaray muhiimadda ay leedahay in dhalinyarada ka shaqeysa Social Work ay fahmaan doorkooda, kana qeyb qaataan horumarinta bulshada, dowladnimada, iyo dhismaha mustaqbal waara. Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan ka qeybgalayaasha firfircoon ee ka soo qeyb galay tababarka.

Dhamaad

 #๐“๐€๐๐€๐๐๐€๐‘ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡ ๐Ž๐Ž ๐€๐˜ ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐Š๐€๐€๐’๐‡๐€๐๐€๐˜๐€๐€๐!Somali Insight Platform (SIP), Somali Social Workers Association (SOSWA) iy...
28/01/2026

#๐“๐€๐๐€๐๐๐€๐‘ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡ ๐Ž๐Ž ๐€๐˜ ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐Š๐€๐€๐’๐‡๐€๐๐€๐˜๐€๐€๐!

Somali Insight Platform (SIP), Somali Social Workers Association (SOSWA) iyo Youth Initiative Icon waxay kugu casuumayaan ka-qeybgalka TABABAR BILAASH AH oo cinwaankiisu yahay:
โ€œ๐“๐ก๐ž ๐‘๐จ๐ฅ๐ž ๐จ๐Ÿ ๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐–๐จ๐ซ๐ค๐ž๐ซ๐ฌ ๐ข๐ง ๐๐ซ๐จ๐ฆ๐จ๐ญ๐ข๐ง๐  ๐†๐จ๐จ๐ ๐†๐จ๐ฏ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ง๐œ๐ž ๐ข๐ง ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐šโ€

Tababarkani wuxuu diiradda saarayaa doorka muhiimka ah ee Social Workers ay ka qaataan horumarinta Good Governance, xoojinta hayโ€™adaha dowliga ah iyo horumarinta cadaaladda bulshada ee Soomaaliya.

โžก๏ธ TABABARKU WAA BILAASH
โžก๏ธ QOF KASTA WUU KA QAYB GALI KARAA.

Faahfaahinta Tababarka
Taariikhda: 1-2-2026
Maalinta: Axad
โฐ Saacadda: 3:00 PM (galabnimo)
๐Ÿ“ Goobta: Jamacada Salaam โ€“Qaybta Cabdiqasim

๐Ÿ“ Is-diiwaangelin hada :
Si aad uga-qeyb gasho tababarka, fadlan iska diiwaangeli link-ga hoose:

https://docs.google.com/forms/d/1kZ8W3AeLostYgUzM9mCMQV2hMV2TlBUwn9Jh1ZW4wW4A

๐ŸŒโœจ ๐—›๐—ฎ๐—ฝ๐—ฝ๐˜† ๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑ ๐—˜๐—ป๐˜ƒ๐—ถ๐—ฟ๐—ผ๐—ป๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—น ๐—˜๐—ฑ๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐——๐—ฎ๐˜†!Maanta waa maalin caalami ah oo aan ku xuseyno muhiimadda ay u leedahay baras...
26/01/2026

๐ŸŒโœจ ๐—›๐—ฎ๐—ฝ๐—ฝ๐˜† ๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑ ๐—˜๐—ป๐˜ƒ๐—ถ๐—ฟ๐—ผ๐—ป๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—น ๐—˜๐—ฑ๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐——๐—ฎ๐˜†!

Maanta waa maalin caalami ah oo aan ku xuseyno muhiimadda ay u leedahay barashada iyo wacyigelinta deegaanka. Ururka SOSWA, wuxuu ku boorinayaa bulshada in ay kaalin firfircoon ka qaataan ilaalinta deegaanka, yareynta saameynta isbeddelka cimilada, iyo dhisidda mustaqbal waara.

Waxbarashada deegaanka waa furaha badbaadinta kheyraadkeena dabiiciga ah iyo nolosha jiilalka soo socda.

๐ŸŒฑ Aan wadajir u ilaalino Deegaankeena! ๐Ÿ’š

๐Ÿง    Maskaxda & Shaqo Laโ€™aantaWorkshop-kan wuxuu diiradda saarayaa:โ€ข Saameynta shaqo laโ€™aantu ku leedahay caafimaadka mas...
26/01/2026

๐Ÿง  Maskaxda & Shaqo Laโ€™aanta

Workshop-kan wuxuu diiradda saarayaa:
โ€ข Saameynta shaqo laโ€™aantu ku leedahay caafimaadka maskaxda
โ€ข Sida ay u dhaawacdo kalsoonida nafta iyo rajada nolosha
โ€ข Xoojinta adkaysiga maskaxeed iyo dhiirrigelinta yididiilada

๐Ÿ“Œ Ujeedadu waa in la abuuro wacyigelin, wadahadal furan, iyo taageero bulshada dhexdeeda โ€” gaar ahaan dhalinyarada shaqo laโ€™aanta ah.

โฐ Waqtiga: Arbaco, 8:00 PM
๐Ÿ“… Taariikhda: 28-Jan-2026
๐Ÿ“ Goobta: Google Meeting

๐Ÿ‘‰ Link Isdiiwaangelin: https://forms.gle/dGdTgQwHQUXm6rUM6

โœจ Ha Moogan Fursadaan Cajiibka ah!

Groupka Ururka: https://chat.whatsapp.com/Lxr2wCrDEC6BzLRiHSaHi3?mode=gi_t

Muqdisho, January 04, 2026, Gudoomiyaha Ururka U-Adeegeyaasha Bulshada Soomaaliyeed (SOSWA), ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐—ฌ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ณ ๐—”๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ...
04/01/2026

Muqdisho, January 04, 2026, Gudoomiyaha Ururka U-Adeegeyaasha Bulshada Soomaaliyeed (SOSWA), ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐—ฌ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ณ ๐—”๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ, ayaa si rasmi ah u magacaabay Xilalka kala ah, Madaxa Wacyi-gelinta iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka iyo Madax Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba.

Magacaabista ayaa u dhacday sida hoos ku xusan:-

1) ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ถ-๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ซ๐˜‚๐—พ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐˜‚๐—น ๐—œ๐—ป๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ, ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ ๐—œ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ.
2) ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ค๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ, ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐˜„๐—ผ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ.

Magacaabistaan ayaa lagu saleeyay kartida, waayo-aragnimada iyo u-heelnaanta hawlaha ururka. Xubnaha SOSWA waxay masโ€™uuliyiinta cusub u rajeynayaan guul iyo shaqo hufan.

DHAMAAD

Muqdisho, January 04, 2026, Gudoomiyaha Ururka U-Adeegeyaasha Bulshada Soomaaliyeed (SOSWA), ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐—ฌ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ณ ๐—”๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ...
04/01/2026

Muqdisho, January 04, 2026, Gudoomiyaha Ururka U-Adeegeyaasha Bulshada Soomaaliyeed (SOSWA), ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐—ฌ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ณ ๐—”๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ, ayaa si rasmi ah u magacaabay Xilalka Madaxa Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada iyo Madaxa Maaliyadda Ururka.

Magacaabista ayaa u dhacday sida hoos ku xusan:-

1) ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐— ๐˜‚๐—ต๐˜€๐—ถ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ๐˜‡๐—ถ๐˜‡ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—บ๐—ฎ๐—ป.

2) ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ, ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐˜„๐—ผ ๐—ญ๐—ฒ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฏ ๐—œ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ ๐—œ๐˜€๐—ฎ๐—ฐ๐—ธ.

Magacaabistaan ayaa lagu saleeyay kartida, waayo-aragnimada iyo u-heelnaanta hawlaha ururka. Xubnaha SOSWA waxay masโ€™uuliyiinta cusub u rajeynayaan guul iyo shaqo hufan.

DHAMAAD

Muqdisho, January 03, 2026, Gudoomiyaha Ururka U-Adeegeyaasha Bulshada Soomaaliyeed (SOSWA), ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐—ฌ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ณ ๐—”๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ...
03/01/2026

Muqdisho, January 03, 2026, Gudoomiyaha Ururka U-Adeegeyaasha Bulshada Soomaaliyeed (SOSWA), ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐—ฌ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ณ ๐—”๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ, ayaa si rasmi ah u magacaabay Xilalka Xoghayaha Ururka iyo Madaxa Warbaahinta (Media-ha) Ururka.

Magacaabista ayaa u dhacday sida hoos ku xusan:-

1) ๐—ซ๐—ผ๐—ด๐—ต๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ, ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฎ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ป ๐—ฌ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ป ๐—ข๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ป.
2) ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ, ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐˜„๐—ผ ๐—œ๐—พ๐—ฟ๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต ๐—›๐˜‚๐˜€๐˜€๐—ฒ๐—ถ๐—ป.

Magacaabistaan ayaa lagu saleeyay kartida, waayo-aragnimada iyo u-heelnaanta hawlaha ururka. Xubnaha SOSWA waxay masโ€™uuliyiinta cusub u rajeynayaan guul iyo shaqo hufan.

DHAMAAD

Muqdisho, January 03,2026, Guddoomiyaha Ururka U-Adeegeyaasha Bulshada Soomaaliyeed (SOSWA), ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐—ฌ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ณ ๐—”๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ...
03/01/2026

Muqdisho, January 03,2026, Guddoomiyaha Ururka U-Adeegeyaasha Bulshada Soomaaliyeed (SOSWA), ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐—ฌ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ณ ๐—”๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ, ayaa si rasmi ah ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฒ ๐—ž๐˜‚-๐˜…๐—ถ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ugu magacaabay ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐˜„๐—ผ ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ.

Kadib markii uu tixgeliyey kartideeda, waayo aragnimadeeda shaqo, doorkii firfircoonaa ee ay ka qaadatay hawlaha ururka, iyo dadaallada joogtada ah ee ay ku taageertay horumarinta adeegyada bulshada, ayaa Guddoomiyuhu goโ€™aankan ku gaaray in ay Marwo ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ xilkan muhiimka ah qabato.

Magacaabistan ayaa dhaqan-gashay laga bilaabo taariikhda kor ku xusan, iyadoo la rajeynayo in ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฒ ๐—ž๐˜‚-๐˜…๐—ถ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ปka cusub ay si hufan, daacadnimo leh, isla markaana masuuliyad ku dheehan tahay u gudan doonto waajibaadka loo igmaday, kana shaqeyn doonto xoojinta midnimada, wada-shaqeynta iyo horumarinta yoolalka Ururka SOSWA.

Ugu dambeyn, Ururka U-Adeegeyaasha Bulshada Soomaaliyeed (SOSWA) wuxuu ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐˜„๐—ผ ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ u rajeynayaa guul iyo horumar ay ku horseeddo xilkan cusub.

DHAMAAD

War-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen hayโ€™addaha dhallinyarada Soomaaliyeed.War-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo ...
28/12/2025

War-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen hayโ€™addaha dhallinyarada Soomaaliyeed.

War-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen hayโ€™addaha dhallinyarada hoggaaminayaan ee kadiiwaangashan wasaarada dhallinyarada xukuumada ayaa si midaysan u muujiyay mowqifka taageeradooda buuxda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuna aaddan ilaalinta madax-bannaanida, midnimada, iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Ururka Somali Social Workers iyo Madaxa Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada ayaa ka qayb galay Ololaha Nadaafa...
12/09/2025

Guddoomiyaha Ururka Somali Social Workers iyo Madaxa Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada ayaa ka qayb galay Ololaha Nadaafadda Xeebta Liido, iyagoo dhalinyarada iyo bulshada ku booriyay muhiimadda ilaalinta deegaanka iyo badbaadinta xeebaha dalka.

Ololahani waa mid bulshada ku dhiirrigelinaya in ay door muuqda ka qaataan nadiifinta iyo ilaalinta hantida dabiiciga ah ee dalkeennu leeyahay, si loogu abuuro deegaan caafimaad qaba oo soo jiidasho u leh jiilasha maanta iyo kuwa mustaqbalka.

๐Ÿ˜Ž๐Ÿ˜
๐ŸŒพ๐Ÿชด
๏ปฟ
๐Ÿชด๐Ÿ€


Anyone we can collaborate with, in any type of program, SOSWA is ready for you.  Org.
10/09/2025

Anyone we can collaborate with, in any type of program, SOSWA is ready for you.

Org.

Address

Benadir
Mogadishu

Telephone

+252610848374

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Social Workers Association-SOSWA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Social Workers Association-SOSWA:

Share

Category