NISA

NISA Official page of National Intelligence & Security Agency (NISA) of Somalia.

Agaasimaha NISA Mahad Maxamed Salaad oo uga mahadceliyay Golaha Wasiirada XFS ansixinta Xeer Nidaamiyaha HSNQ.
09/11/2023

Agaasimaha NISA Mahad Maxamed Salaad oo uga mahadceliyay Golaha Wasiirada XFS ansixinta Xeer Nidaamiyaha HSNQ.

Acting on intelligence, NISA apprehended 25 individuals who were planning to join Alshabab.
07/11/2023

Acting on intelligence, NISA apprehended 25 individuals who were planning to join Alshabab.

Ha’yadda Sirdoonka iyo Nabad Suggida Qaranka ee NISA oo gacanta kusoo dhigtay 28 xubnood oo 25 ka mid ah ay doonayeen in...
07/11/2023

Ha’yadda Sirdoonka iyo Nabad Suggida Qaranka ee NISA oo gacanta kusoo dhigtay 28 xubnood oo 25 ka mid ah ay doonayeen in ay ku biiraan Khawaarijta.

NISA ayaa gacanta kusoo dhigtay Sufyaan Sheekh Axmed, oo waayihii dambe faafinayay afkaaro xagjirnimo ah oo liddi ku ah ...
03/10/2023

NISA ayaa gacanta kusoo dhigtay Sufyaan Sheekh Axmed, oo waayihii dambe faafinayay afkaaro xagjirnimo ah oo liddi ku ah nabadda, xasiloonida iyo Dowladnimada Soomaaliya, sidoo kalana taageerayay Khawaarijta.

NISA has apprehended Sakaria Kamal, better known as Saki, who held utmost significance as the individual responsible for...
01/10/2023

NISA has apprehended Sakaria Kamal, better known as Saki, who held utmost significance as the individual responsible for procuring weaponry and explosives from foreign sources solely to arm the Kharijite adversary and inflict harm upon the innocent Somali people.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when NISA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share