Dhalinta gobolada dhexe official

Dhalinta gobolada dhexe official soo dhawaada qof kasta wuu ku qanci doonaa in sha alah

15/01/2020

Asc maxaaa isledahay galmudug markad ufiirised khilafadka iyo mucaradka saaidka

29/07/2019

Dani oo amar Duldhigay Saraakiil

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shir guddoomiyey shirka Amniga Puntland. Shirkan oo ka qabsoomay qasriga Madaxtooyada Garoowe waxaa qayb ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash.

Waxaa kale oo Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka ku wehelinaayey shirka Wasiirka Amniga, Taliyaha Ciidamada Daraawiishta, Taliyaha Ciidamada Booliska, Taliyaha qeybta gobolka Nugaal, Taliyaha Ciidamada Asluubta, Taliyaha Ciidamada Birmadka, Taliyaha CID-da, Taliyaha Ciidamada Madaxtooyadda, maamulka gobolka Nugaal, kan degmada Garoowe iyo masuuliyiin kale.

Ujeedka Shirka Amniga Puntland ayaa daaranaa isxog-wareysi guud, dardargelin hawlgalada amniga lagu sugayo iyo u diyaar garawga Xuska Aasaaskii Puntland. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka dhegaystay Masuuliyiinta laamaha amniga warbixin la xiriirta Amniga iyo howlaha dardargelinta amniga ee ay hada-wadaan Ciidamadu, Waxaana ay sheegeen in xaaladda amni ee dhammaan degaanada Puntland ay wanaagsantahay.

Ugu danbeyn Madaxweyne Deni ayaa faray Saraakiisha Ciidamada, iyo Masuuliyiinta laamaha amniga ee heer dagmo iyo heer Gobol adkeynta Amniga Guud, iyo si gaar ah in la xoojiyo amniga maalmaha lagu jiro Todobaadka Puntland iyo dabaaldegyada 1-da August, ee dhammaan ka dhacaya Gobollada kala duwan ee Puntland

29/07/2019

Guddigii uu 24-kii bishanRa’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) u magacaabay maareynta qaraxii ka dhacday Xarunta Gobolka Banaadir iyo sidii gurmad degdeg ah loogu fidin lahaa dhaawacyada ka dhashay qaraxa, ayaa Bulshada Soomaaliyeed la wadaagay Warbixin hordhac ah oo ku saabsan waxyaabiihii u qabsoomay labadii maalmood ee la soo dhaafay.

Warbixinta Howlaha u qabsoomay Guddiga

b. Maareynta Dhaawaca

Waxaa la xaqiijiyey ilaa hadda dhimashada toban (10) qof iyo dhaawac gaaraya illaa 9 ruux oo uu ku jiro Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Waxaa la helay liiska dhaawaca xaaladoodu aadka u liidato ee u baahan daryeel caafimaad oo dibedda ah, xamilina kara safar dibedda ah oo gaaraya 6 qof.
Waxaa sidoo kale looga faa’iiday fursadda imaanshaha diyaaradda dhaawacyadii shacab kale oo caafimaadkooda dalka wax looga qaban waayey kuwaas oo wax ku noqday Kismaayo (3), Muqdisho (2)& Boosaaso (1). Sidaasi darteed isu-geyn waxaa la qaaday 12 qof oo dhaawac ah.
Waxaa isla habeenkiiba loo sameeyey baasaboorro ay ku safraan dhaawaca la qaadayo iyo dadka la safraya ee aan lahayn baasabooro.
t.Dhimashada:

Tirada dhimashada la xaqiijiyay waa 10
Waxaa la qorsheyeey sidii loo heli lahaa xiriirka ehelada dadka geeriyoodey, lala wadaagay, lagalana tashtay tacsida, qorshaha iyo goobta salaadda iyo duugta.
Allaha u naxariistee waxaa lagu aasey 9 kamid ah dadka geeriyoodey goobihii loo qorsheeyey.
Gabagabo

Inkasta oo qeybtii h**e ee gurmadka degdegga ee Guddiga ay soo dhammaatay, haddana warbixinta uu gudbiyay madaxda sare ee dalka wuxuu ku taliyay:

In hay’adaha ammaanka ay si degdeg ah u soo gudbiyaan natiijada baaritaankooda si loo ogaado sida ay wax u dhaceen.
In lala xisaabtamo ciddii lagu helo inay qeyb ka ahayd shirqoolka ama ka gaabisay mas’uuliyaddii saarneyd.
In kulan duco ah loo sameeyo mas’uuliyiintii ku shahiiday qaraxa.
In meel lagu ogaado Xaasaska iyo Carruurtii ay ka tageen shuhadada.
In guud ahaan la kordhiyo diyaar-garowga dal ahaaneed ee xaaladaha noocan oo kale ah, loona sameeyo qorshe dhammeystiran oo isugu jira ka-hor-tag iyo la-tacaalid intaba.
Guddiga ayaa ugu dambeyntii u mahadceliyay dalka Qatar oo so degdeg ah gurmad ugu soo fidiyay dhaawacyadii qaraxan. Wuxuu sidoo kale Guddigu u mahadceliyay madaxda ugu sarreysa dalka sida Madaxweynaha, Ra’iisul-waasaaraha iyo Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka oo iyagu saacad saacad ula socday hawlaha Guddiga iyo sidii loogu fududeyn lahaa hawlahooda

15/11/2018

Bage kan dib ayuu u shaqo bilabi dona fadlan soo dhaweya

31/03/2015

Waxa ugu h**eyo ee u shacabka gobolada dhexe donayaa waa mamul ka samata bixiyo xaladaha adag e lagu jiro xaladaha adag waxa ka mid ah arimaha qabilka o ad modo re gobolada dhexe inay ku dhereyan.
Waxaan donayna necow qabaw dadka is jeclada qabil iska hilmama ree cadaaado oo daga dhusamareb re dhusa mareb o cadado daga ree cabudwaq oo daga cadado iyo dhusamareb re xerale o daga dagmo kasto ka mid ah gobolada dhexe dad is jecela wada shaqaysta

26/02/2015

Shirku wuxuu furmayaa 10ka March
Maantana waxaa cadaado gaaray 50 saraakiil
Amisom iyo ciidamo hordhac ah oo uu
corkacayo madaxweynaha Ximan iyo Xeeb

25/02/2015

Dhusamareb labo belod oo heshis saxiixday. Waa heshiski sadexad o dhaca intuu shirka socday. Ma sha alah.

Like and share fadlan

Suxufiyiin tababar ooga furmay cadaado Like and share fadlan
25/02/2015

Suxufiyiin tababar ooga furmay cadaado

Like and share fadlan

24/02/2015

shirka dib u heshisiinta ka socda dhusamareeb oo maraya heer gabo gabo ayado malmaha nagusoo aadan ay dhici donan heshiisyo iyo saxiixyo waa wayn kala soco bogan wixii so kordha

23/02/2015

Welcome to bageka dhalinta gobolada dhexe.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615898374

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhalinta gobolada dhexe official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Dhalinta gobolada dhexe official:

Share

Category