Hon Dahir Jesow

Hon Dahir Jesow This is official govt page as member of parliament of Federal govt of Somalia. H.E. Dahir Jesow.

07/02/2026
07/02/2026
21/01/2026

Allaha u naxariisto dadkii shacabka ahaa ee ay shalay galab magaalada Yaaqbiraweyne ku laayeen saraakiil beeleedyadan hoos idinka muuqdo oo kala ah:

1. Axmed Gaashaan
2. Cabdulle Isaaq
3. Halac Dheere

Waxay u taagan yihiin mar waliba xasuuqa maatada, haweenka iyo caruurta Yaaqbiraweyne.

Dr. Ahmed Iman

22/12/2025

"Gaaljecel Filimkii Fiidnaam ayey qaateen, Geedaha ayey idin kaga soo daadanayaa weyna idin dilayaan"

Maanta kismayo ayaan soo gaarnay.Farxad ayaa nagula soo dhaweyayGuul ayaan rajeynaayaa.
18/12/2025

Maanta kismayo ayaan soo gaarnay.
Farxad ayaa nagula soo dhaweyay
Guul ayaan rajeynaayaa.

TACSiInaalilaah wa inaa Ilaahi RaajacuunWaxaan halkaan ugu tacsiyadeynaa Taliye  Suunxereg iyo miyoome oo maanta ku baxa...
06/12/2025

TACSi
Inaalilaah wa inaa Ilaahi Raajacuun
Waxaan halkaan ugu tacsiyadeynaa Taliye Suunxereg iyo miyoome oo maanta ku baxay gacanta Nabad diidka.
Waxaan si gaar ah ugu tacsiyadeynayaa.
Guutada Duufaanta Sheikh Xasan barsane.
Ee difaaca ugu jirta Degmada Leego.
Ilaah ha u naxariisto walaalahaas.
Dagaalkii maanta Leego qasaaro ayaa lagu gaarsiyay Nabad diidka.

03/12/2025

Address

Dahir36@gmail. Com
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon Dahir Jesow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hon Dahir Jesow:

Share