Ahmed mohamud mohamed

Ahmed mohamud mohamed District Supervisor at NIRA Somalia | BA in Business Administration

Dedicated to advancing national identity systems and institutional excellence.
(2)

Committed to serving the community with integrity and vision. 🇸🇴Somaila Whatever you are we welcomes you.

24/05/2026
24/05/2026

Quruxda degmada dinsor

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID IYO WAFDI UU HOGAAMINAYO AYAA SIDIIRAN LOOGU SOO DHOWEYEY DEGMADA DIINSOOR EE GOBOLKA BAA...
23/05/2026

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID IYO WAFDI UU HOGAAMINAYO AYAA SIDIIRAN LOOGU SOO DHOWEYEY DEGMADA DIINSOOR EE GOBOLKA BAAY

Diinsoor 23, May, 2026: Hogaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo uu wehliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay ayaa maanta safar shaqo ku gaaray Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.

Safarkan shaqo ayaa daaranaa u kuurgelidda xaaladaha guud ee degmada, gaar ahaan dhinacyada amniga, arrimaha bini’aadanimada, iyo mashaariicda horumarineed ee ka socda degmada diinsoor ee gobolka baay.

Mas’uuliyiinta ayaa kulan la yeeshay maamulka degmada, saraakiisha amniga, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, iyagoo warbixinno kaga dhageystay xaaladaha jira iyo baahiyaha mudnaanta leh ee degmada.

Safarka ayaa qeyb ka ah dadaallada Dowladda Koonfur Galbeed iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu kuurgelayaan xaaladaha deegaannada, si loo xoojiyo amniga, loo dardargeliyo adeegyada bulshada, loona taageero mashaariicda horumarineed ee ka socda gobolka.

DHAMMAAD

23/05/2026

DINSOR

Nuxurka qoraalka oo af Soomaali lagu soo koobay wuxuu ku saabsanyahay:​Midnimada iyo Gobonimada Soomaaliya: Dowladda Fed...
20/05/2026

Nuxurka qoraalka oo af Soomaali lagu soo koobay wuxuu ku saabsanyahay:
​Midnimada iyo Gobonimada Soomaaliya: Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay mar kale xaqiijinaysaa inay ka go'antahay ilaalinta midnimada, madax-bannaanida, iyo dhowrista dhulka Soomaaliya. Waxayna si qayaxan u diidaysaa tallaabo kasta oo keli-tashi ah oo dhaawacaysa maqaamka sharciga iyo siyaasadeed ee dalka.
​Canbaareynta Tallaabada Somaliland (Northern West Region): Dowladda Soomaaliya waxay si adag u canbaaraysay tallaabada ay gobollada waqooyi-galbeed ee Soomaaliya (Somaliland) ku doonayaan inay xafiis safaaradeed (diplomatic mission) uga furtaan magaalada Qudus (Jerusalem).
​Go'aanka Sharciga ah: Bayaanku wuxuu caddeynayaa in tallaabadaas ay tahay mid bilaa sharci ah (null and

Address

Dharkenley
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed mohamud mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ahmed mohamud mohamed:

Shortcuts

Share