Itqan Engineering

Itqan Engineering ITQAN has an operation HQ office in Mogadishu, Somalia. We also
implement projects across the region

Waxaan Ku heynaa Dhamaan nuucyada kala duwan ee nalal-ka,     wa.me/+252614199991itqan.so
17/05/2025

Waxaan Ku heynaa Dhamaan nuucyada kala duwan ee nalal-ka,

wa.me/+252614199991
itqan.so

Koronta dhigista guryaha iyo dayactirkooda oo Standard ah waa shaqadeena mudane macmiil. Iska hubi qaabka korontada loo ...
13/04/2025

Koronta dhigista guryaha iyo dayactirkooda oo Standard ah waa shaqadeena mudane macmiil. Iska hubi qaabka korontada loo dhigay gurigaaga.


Itqan Engineering

410-Watts Solar panelWaa kuu diyaar mudane macmiil inta xabo oo aad karabto iyo meesha aad u rabto.     61 4199991info@i...
09/04/2025

410-Watts Solar panel
Waa kuu diyaar mudane macmiil inta xabo oo aad karabto iyo meesha aad u rabto.




61 4199991
[email protected]

Ciid Mubarak dhamaan ummada soomaliyeed.تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
29/03/2025

Ciid Mubarak dhamaan ummada soomaliyeed.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.

Ka ilaali Caruurta Qatarta Korontada, Usheeg in aysan Taaban Fiilo Go'an ama Dhulka Taala.   # Children
26/03/2025

Ka ilaali Caruurta Qatarta Korontada, Usheeg in aysan Taaban Fiilo Go'an ama Dhulka Taala.
# Children

Energy Storage Systems🔋.Itqan Engineering waxa ay idiin heysa adeega ESS, kaas oo kuu keydinaya tamarta ☀️ dheeraadka ma...
24/03/2025

Energy Storage Systems🔋.
Itqan Engineering waxa ay idiin heysa adeega ESS, kaas oo kuu keydinaya tamarta ☀️ dheeraadka maalintii, adiga oo isticmaalaya habeenkii iyo xilliga cadceedu jirto.
Waxaan idiin haynaa size-yo kala duwan, adiga oo u isticmali kara guryaha iyo goobaha ganacsiga ba.

61 4199991

Go green with solar! 🌿 ITQAN Engineering provides sustainable energy solutions for a brighter Somalia.      61 4199991
19/03/2025

Go green with solar! 🌿 ITQAN Engineering provides sustainable energy solutions for a brighter Somalia.
61 4199991

17/03/2025

🌟 Powering the Future with Itqan Engineering! 🌟

At Itqan Engineering, we specialize in Electrical, Mechanical, and Plumbing (EMP) solutions—from design and installation to commissioning and maintenance. ⚡🔧

💡 Our Services:
✅ Electrical System Design & Installation
✅ Solar System Design & Installation
✅ Procurement of Electrical & Solar Equipment
✅ Reliable Maintenance & Support

We are committed to delivering top-quality engineering solutions for homes, businesses, and industries across Somalia. 🌍☀️

📍 Location: [Wabari, Mogadishu.]
📞 Contact Us: 61 4199991]
📧 Email: [[email protected]]
Itqan.so

13/03/2025
Fiilooyinka dhaawacan ama fiiqan waxa ay qatar ku yihiin naftaada iyo gurigaaga. isticmaalka fiiloyinka dhaawacan waxa a...
12/03/2025

Fiilooyinka dhaawacan ama fiiqan waxa ay qatar ku yihiin naftaada iyo gurigaaga. isticmaalka fiiloyinka dhaawacan waxa ay sababi karaan; Shoog koronto, Dab in uu kaco iyo in ay kaa halooban qalabyada korantada ku shaqeeyo.
Hubi fiilooyinkaaga si joogta ah oo beddel kuwa dhaawacan.

Nashqadeynta koronto dhigista guryaha waxey muhiim utahay badqabka korontada gurigaaga sidoo kale waxey fududeysaa dayac...
11/03/2025

Nashqadeynta koronto dhigista guryaha waxey muhiim utahay badqabka korontada gurigaaga sidoo kale waxey fududeysaa dayactirka korontada mustaqbalka gurigaaga.
Shirkada Itqan Engineering ugu imow nashqado waa faqsan nidaamka koronto dhigista caalamiga ah iyo fulintooda.



Address

Waaberi
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 17:00
Thursday 07:30 - 17:00
Saturday 07:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00

Telephone

+252614199991

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Itqan Engineering posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Itqan Engineering:

Share