Madasha Midnimo Doon Sacad

Madasha Midnimo Doon Sacad Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Madasha Midnimo Doon Sacad, Social service, Mogadishu.

Hanbalyo c/fitaax bashiir cali oo udalacay gaashaanle sare intaa iyo ka badanba waad mudantahay
01/10/2024

Hanbalyo c/fitaax bashiir cali oo udalacay gaashaanle sare intaa iyo ka badanba waad mudantahay

24/01/2024

War Maamo Jawahir Iyo Owladul Casima Iga Warama Xalkoda waa sidee hadaπŸ˜…πŸ˜…πŸ˜…πŸ˜…

24/01/2024
Galmudug Soomaaliya masidaan bay ahayd waa maxay afarta qof πŸ‡ΈπŸ‡΄  iyo malaayiinka ree Galmudug ah Galmudug waa somali bark...
24/01/2024

Galmudug Soomaaliya masidaan bay ahayd waa maxay afarta qof πŸ‡ΈπŸ‡΄ iyo malaayiinka ree Galmudug ah

Galmudug waa somali barkeed

24/01/2024

Waxaan cod dheer ku leenahay dahir dhagoole dalaad ha helo oo tiirka hala geeyo kuwii dilay oo sida naxariis darada ah u dilay

23/01/2024
Waxaa gacanta lugu soo dhigay fanax oo ku eedaysan dil uu u gaystay daahir dhagoole oo ahaa askari ka tirsan ciidanka bo...
23/01/2024

Waxaa gacanta lugu soo dhigay fanax oo ku eedaysan dil uu u gaystay daahir dhagoole oo ahaa askari ka tirsan ciidanka booliska soomaaliyeed.

Fanax iyo ilaaladiisi ayaa hada ku xiran xarunta dambi baarista ee -da waxaana gabi ahaan laga dhigay hubkoodi.
Dadku waxaa deeqa garsoor cadaalad ah

22/01/2024

Hadaa Nahay Midnimo Doon Sacad Waxaan Ka Xunahay Shacabkeena Sida Xun Lola Dhaqmay Waxana Umahad Celinaynaa . Qali Ali Shire
Oo Si Adag Uga Dhiidhisay Ilhaanaysiga Shacabka Ay Matasho.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madasha Midnimo Doon Sacad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Madasha Midnimo Doon Sacad:

Share

Category