Qaran Public Notary

Qaran Public Notary The main tasks of a Qaran Notary is to witness and authenticate signatures, administer oaths!

10/03/2024
Xeerka Shirkadaha ganacsiga ee Soomaaliya (Xeer Lr: 18, 26-Dec-2019)  waxa uu yaqaan 3 Nuuc oo Shirkado ganacsi ah, waxa...
08/02/2023

Xeerka Shirkadaha ganacsiga ee Soomaaliya (Xeer Lr: 18, 26-Dec-2019) waxa uu yaqaan 3 Nuuc oo Shirkado ganacsi ah, waxa uu jideynayaa sida Shirkadaha ganacsigu u dhismayaan una dhimanayaan, shirkaddii aan xeerkaas lagu dhisinna waxa uu u yaqaan Waxba k**a jiraan.

Haddii aad maalgeliso shirkad aan Waafaqsanayn xeerkaas waxa aad maalgelisay meel cidlo ah oo aadan ku dacwoon karin islamarkaana aadan kula doodi karin cid kale.

Shirkad Gaar ah.
• Shirkad Sahlan ama kooban
• Shirkad Mas'uuliyaddeedu xaddidan tahay
• Shirkad aan Mas'uuliyaddeedu xaddidneyn,
Shirkad Dadweyne
• Shirkad saamiley:
• Shirkad Wadaag ah (PPP): Dawladda iyo Dadweynaha
Qaran Public Notary

05/02/2023

Gabbaati: Hanti yar oo laga bixiyo gabar la
guursanayo oo yaradka ka horreeya.

Shirkaddaada ama ganacsigaagu ma leeyahay Xeerka Asaaska (AOA)?, Haddii aan Shirkaddaada ama Ganacsigaagu lahayn Qoraalk...
30/01/2023

Shirkaddaada ama ganacsigaagu ma leeyahay Xeerka Asaaska (AOA)?,
Haddii aan Shirkaddaada ama Ganacsigaagu lahayn Qoraalka Asaaska Qaran Public Notary Waa ku caawin kartaa si aad u yeelato!

30/01/2023

Qaran Public Notary
Shirkaddaada ama ganacsigaagu ma leeyahay Xeerka Asaaska (AOA)?
Waa ku caawin karnaa si aad u yeelato!

Dhammaan Macaamiisha Qaran Public Notary
27/01/2023

Dhammaan Macaamiisha Qaran Public Notary

Qaran Public Notary: Tabaha Baarlamaanka ee Korjoogteynta Howlaha Xukuumadda✅https://bit.ly/3XFzYUuWQ: Avv: Ahmed Isse G...
26/01/2023

Qaran Public Notary: Tabaha Baarlamaanka ee Korjoogteynta Howlaha Xukuumadda
https://bit.ly/3XFzYUu
WQ: Avv: Ahmed Isse Gutale

Turjumidda Dokumentiyada Qaanuunka (Legal Translation Documents ) sida Heshiisyada ganacsiga, Wakaaladaha, Shahaadooyink...
23/01/2023

Turjumidda Dokumentiyada Qaanuunka (Legal Translation Documents ) sida Heshiisyada ganacsiga, Wakaaladaha, Shahaadooyinka iyo Xukunada Maxk**aduhu maanta waxa ay leeyihiin muhiimad gaar ahaaneed, sidaas awgeed Qaran Public Notary waxa aad ka heli kartaa adeegyadan dhammaantood, waxa aad ku heli kartaa Afafka Soomaaliga, Ingiriiska iyo Carabiga!

Xeerka Madaniga Soomaaliya Xeer: Lr.  37, Waxa uu soo baxay 02-June-1973, Qaran Public Notary
17/01/2023

Xeerka Madaniga Soomaaliya Xeer: Lr. 37, Waxa uu soo baxay 02-June-1973,
Qaran Public Notary

16/01/2023

Qaran Public Notary:

Dhammaan Rukunka Qaran Public Notary Jimce Wanaagsan!
12/01/2023

Dhammaan Rukunka Qaran Public Notary Jimce Wanaagsan!

Address

We Are Located At Grand Tower, FL1, R111, Talex Junction, Hodon District, Mogadishu-Somalia
Mogadishu
274149

Opening Hours

Monday 08:00 - 18:00
Tuesday 08:00 - 18:00
Wednesday 08:00 - 18:00
Thursday 08:00 - 18:00
Saturday 08:00 - 18:00
Sunday 08:00 - 18:00

Telephone

+252615959555

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaran Public Notary posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Qaran Public Notary:

Share

Category