30/06/2015
WAR FARXAD LEH: Xagar Dheer ayuu ku dhashay Harvard ayaa qaadatay.
Wiil ku dhashay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab oo nasiib u helay inuu ku biiro jaamacadda ugu sareysa dunida. Halkan ka dhageyso warbixin umuurtaasi ku saabsan oo Farxaan Maxamed Jimcaale inoo diyaariyay.