Hamza Adan Haadoow

Hamza Adan Haadoow Permanent Secretary of the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of Somalia Hamza Adan Haadoow
(7)

The Permanent Secretary of the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia H.E.

Happy Eid Mubarak
26/05/2026

Happy Eid Mubarak

Waxaan maanta ka qeyb galay kulan here Qaran ah oo uu gudoomiyay, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada...
25/05/2026

Waxaan maanta ka qeyb galay kulan here Qaran ah oo uu gudoomiyay, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Ali Haji Adam, kuna saabsanaa u diyaargarowga iyo ka hortagga Cudurka Ebola.

Waxaan warbixino ku saabsan heerarka ay marayaan xaalada Ebola ka dhageysanay Howl-wadeenada Xarunta Qaran ee Howlaha daggdagga ee Caafimaad.

Waxaan maanta kulan la yeeshay shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda, si looga wada hadlo horumarinta Wasaaradda iyo da...
11/05/2026

Waxaan maanta kulan la yeeshay shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda, si looga wada hadlo horumarinta Wasaaradda iyo dadaallada socda ee lagu xoojinayo waxtarka iyo waxqabadka Wasaaradda.

Kulanka ayaa diiradda ku saarnay adkeynta isku duwidda gudaha, hagaajinta habsami u socodka shaqada ee waaxyaha kala duwan, dhiirrigelinta xirfadlennimada, iyo horumarinta jawi shaqo oo wadajir ah oo taageeraya waajibaadka diblomaasiyadeed iyo mudnaanta qaran ee Wasaaradda Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.

_________________________________________

Today, I held a productive meeting with employees of the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation to discuss institutional development and ongoing efforts to strengthen the Ministry’s effectiveness and performance.

Our discussions focused on enhancing internal coordination, improving workflow across departments, promoting professionalism, and fostering a collaborative working environment that supports Somalia’s diplomatic priorities and national interests.

11/05/2026
09/05/2026

South West State, a Federal Member State of Somalia, holds a historic one-person, one-vote election today—an important step for its citizens and Somalia’s democratic progress. All are encouraged to stand on the right side of history and commend this achievement.

Today, I joined H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, during a meeting with the...
07/05/2026

Today, I joined H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, during a meeting with the Director General of the Immigration and Nationality Agency, Mr. Hussein Qasim Yusuf, at the Ministry headquarters in Mogadishu.

The discussions focused on strengthening cooperation between our institutions, particularly on diplomatic, service, and official passports, immigration procedures, and information sharing to improve coordination and service delivery.

Both sides also agreed to establish a joint technical team to enhance cooperation on government travel documentation and related consular matters.

Strengthening institutional cooperation remains essential to improving public services and supporting effective government operations.

Waxaan maanta xarunta dhexe ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ah...
03/05/2026

Waxaan maanta xarunta dhexe ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ahna Agaasimaha Waaxda Dhibaatooyinka ee Hay’adda UNDP Marwo Shoko Noda intii ay ku guda jirtay booqasho socotay toddobaad oo ay ku timid Muqdisho.

Kulanka ayaan diiradda ku saarnay xoojinta iskaashiga u dhexeeya Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP), iyadoo la waafajinayo mudnaanta ajandayaasha qaran ee Soomaaliya oo ay ka mid yihiin horumarinta, diyaar garowga doorashooyinka, iyo ka jawaabidda xaaladaha bani’aadannimo.

Waxaan shalay booqasho ugu tagnay aniga oo wehliya, Ugaaska Beesha Gaaljecel, Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi iyo q...
30/04/2026

Waxaan shalay booqasho ugu tagnay aniga oo wehliya, Ugaaska Beesha Gaaljecel, Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi iyo qaar ka mid ah nabadoonada iyo Waxgaradka beesha, Prof.Cusman Dufle, oo aan ugu tacsiyadeeynay Geerida ku timid Hooyadiis Marxuumad ILAAHAY ha u naxariistee Xaajiya Maceey Abiikar Xaaji oo dhowaan ku xijaabatay Magaalada Muqdisho.

Waxaan saxiixnay Buugga tacsida ee Marxuumada, annagoo ugu duceeynay inuu janadii fardowsa aheyd ILAAHAY ka waraabiyo, qoyska ehelada iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay ka baxdayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

Yesterday, I attended the inauguration of the Center for Research on Chinese Modernization at the Diplomatic Institute o...
23/04/2026

Yesterday, I attended the inauguration of the Center for Research on Chinese Modernization at the Diplomatic Institute of the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation in Mogadishu.

This important milestone reflects the growing Somalia–China partnership and our shared commitment to strengthening knowledge exchange, research, and diplomatic cooperation.

Address

Afgoi Road
Mogadisho
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamza Adan Haadoow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hamza Adan Haadoow:

Share