Midowga Dhalinyarda B. Ciise Xuseen

Midowga Dhalinyarda B. Ciise Xuseen Beesha Ciise Xuseen waa beel kamid ah beelaha Daguuro Maxamed ee Murusade.

Dhalinyarada, Aqoonyahan iyo Haweenka Midowga Dhalinyarda B. Ciise Xuseen oo ka qeyb galay kulanka Afur wadareedka Beesh...
13/03/2026

Dhalinyarada, Aqoonyahan iyo Haweenka Midowga Dhalinyarda B. Ciise Xuseen oo ka qeyb galay kulanka Afur wadareedka Beesha Daguuro Mohamed kaas oo ka dhacay Magaalada Muqdishu.

Kulankaan oo ay soo qaban qaabiyeen dhalinyaro haldoor ah qeybna ay ka ahaayeen Dhalinyarada beesha Ciise Xuseen( Wanow) ayaa ku soo dhamaday jawi qurux badan iyo hab maamuus sharafeed.

Munaasabadda Afur wadareedka oo sanadkii labaad la qabtay ayaa si guul leh waxaa kaga soo qeyb galay in ka badan 130 Xubnood oo dhalinuarada Beesha ah.

Waxaana kulan lagu soo xiray duco iyo is baraarujin, Midnimo iyo isku tiirsanaan dhalinyarada dhexdeeda ah.

Dhalinyarda Beesha Ciise Xuseen
Midowga Dhallinyarada Daguuro.


Ducada walaalkeen Saciid Mustafa Axmad (Allaha u naxariisto).Dhammaan dhalinyarada kala duwan ee beesha Murusade ayaa ga...
18/04/2025

Ducada walaalkeen Saciid Mustafa Axmad (Allaha u naxariisto).

Dhammaan dhalinyarada kala duwan ee beesha Murusade ayaa galabta Muqdisho ku qabtay kulan quraan aqris-wadareed ah oo loogu duceynaayey Siciid Mustaf oo dhawaan geeriyooday.
Kulanka oo ay ka soo qab galeen dhalinyaro saaxiibada dhaw lahaa, kuwa qaraabada la ahaa, masuuliyiin iyo marti kale duwan ayaa dhammaan waxa ay marxuumka si wadar ugu aqriyeen quraanka kariimka ah, ayaga oo ugu duceeyay in Alle jannadii fardowso ka waraabiyo.

Qaraabada iyo dhammaan dhalinyarada soomaaliyeed waxa ay mar kale tacsida iyo tiraanyada geerida Siciid la wadaagayaan qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed, waxa ayna marxuumka Alle uga baryayaan in uu dambigiisa dhaafo, jannadiina ugu deeqo.

🤲🤲🤲

Waxaan halkaan tacsi uga diraynaa dhamaan ehelka, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka wasa baxay AUN wallkeen Sa...
13/04/2025

Waxaan halkaan tacsi uga diraynaa dhamaan ehelka, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka wasa baxay AUN wallkeen Saciid Mustaf Axmed oo ka mid ahaa dhalinyarada Beesha Ciise Xuseen.

Aallah ayaan uga baryeynaa Jannatul Fardowsa, ehelkiisa iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeedna samir iyo iimaan Allaah ka siiyo.

Midowga Dhalinyarda B. Ciise Xuseen
Walaalkeen Saciid

Hambalyo guuleystayaasha Vlog-ga Maalinteyda Ciidda”! Waxay si qurux badan u muujiyeen farxadda Ciidda, muuqaaladoodana ...
03/04/2025

Hambalyo guuleystayaasha

Vlog-ga Maalinteyda Ciidda”! Waxay si qurux badan u muujiyeen farxadda Ciidda, muuqaaladoodana waxaan ku baahinay barteena TikTok.

Mahadsanidiin dhammaan ka qeybgalayaasha!

Astaan TV
Ciidda
Mohamed Omar

Ciid wanaagsan Taliye Madoobe Ciidul-Fidril MubarakMidowga Dhalinyarda B. Ciise Xuseen
30/03/2025

Ciid wanaagsan Taliye Madoobe
Ciidul-Fidril Mubarak

Midowga Dhalinyarda B. Ciise Xuseen

Ciid MubarakCiidul-CaafiyaMidowga Dhalinyarda B. Ciise Xuseen
30/03/2025

Ciid Mubarak
Ciidul-Caafiya

Midowga Dhalinyarda B. Ciise Xuseen

Ciid mubarak Ciid Al-Fitri30-3-2025Farxad ku ciida dhammaantiinMidowga Dhalinyarda B. Ciise Xuseen
30/03/2025

Ciid mubarak
Ciid Al-Fitri
30-3-2025
Farxad ku ciida dhammaantiin

Midowga Dhalinyarda B. Ciise Xuseen

Hamabalyo. Ciid wanaagsan dhammaan ummadda muslimiinta meel kasta oo ay joogaanba, gaar ahaanna bulshadeenna munaasibadd...
29/03/2025

Hamabalyo. Ciid wanaagsan dhammaan ummadda muslimiinta meel kasta oo ay joogaanba, gaar ahaanna bulshadeenna munaasibadda Ciidal-Fidiriga ee caawa inoo bilatay awgeed.

Ilaahay waxa aan inoo weydiinaynaa in uu innaga aqbalo dhammaan cibaadooyinkii aynu gudannay bishii barakeysneyd ee Ramadaan, ciiddan ciideedana RABI ha innagu gaadhsiiyo nabadgelyo, xasilooni, badhaadhe, iyo isbeddel dalkeenna ka dhaca oo inoo horseeda horuman, sinnaan & caddaalad .

Midowga Dhalinyarda B. Ciise Xuseen
Mubarak
#2025

Qaban qaabiyaasha Afur Wadareedkii beesha Daguuro Maxamed Midowga Dhalinyarda B. Ciise Xuseen
21/03/2025

Qaban qaabiyaasha Afur Wadareedkii beesha Daguuro Maxamed

Midowga Dhalinyarda B. Ciise Xuseen

Beesha daguuro Maxamed oo Afur Wadareed ay u dhan yihiin  Cuqaasha Salaadiinta, Siyaasiinta, Dhalinyarada Aqoonyahanka, ...
21/03/2025

Beesha daguuro Maxamed oo Afur Wadareed ay u dhan yihiin Cuqaasha Salaadiinta, Siyaasiinta, Dhalinyarada Aqoonyahanka, iyo Ganacsatada Sameysatay Caawa

Afur wadareedkan oo ujeedadiisu ahayd in la xoojiyo xiriirka ka dhaxeeya qeybaha kala duwan ee beeshu leedahay ayaa diiradda lagu saarayay doorka siyaaasiyiintu iyo dhalinyaradu ku leeyihiin sayaasadda iyo sida ay hormuud kaga noqon karaan horumarka siyaasadda iyo deegaanada beeshu degan tahay.

Munaasabaddan afur wadareedka ah ayaa sare u qaaddaysa dareenka midnimada iyo wada-jirka beesha, taas oo muujinaysa sida Siyaasiyiinta, Odayaasha dhaqanka iyo dhalinyarada ay uga go’an tahay xoojinta midnimada, wadajirka, iyo iskaashiga beesha, korna loogu qaadi lahaa horumarka ballaaran ee dhinac kasta ka hanaqaaday.

Midowga Dhalinyarda B. Ciise Xuseen

#2025

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Dhalinyarda B. Ciise Xuseen posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category