01/07/2023
Wargalin Degdeg ah!!!
Xafiiska Xiriirka dadweynaha Jaamacadda Plasma
Xafiiska wuxuu Halkan kula wadaagayaa dhamaan Xubnaha Bahda Jaamacadda Plasma ( Maamulka, Barrayaasha, Ardeyda & Naadiga Qalinjabiyayaasha in uusan Jirin PageFacebook Cusub oo Jaamacaddu Hirgalisay.
Xafiiska Wuxuu idin la wadaagayaa inay Jiran Tuugo & Qalinshubato ku been abuuranaya Boga Jaamacadda iyagoo Isticmaalaya Bogag Been abuur ah si ay u qaldaan dadweynaha ama ugu helaan xogaa Likes & Shares ah.
Sidoo kale Xafiiska isagoo tix raacaya xogta ay nala wadaageen Meta-Supporting Team dhowaan waxaa dib usoo labanay Page-kii Weynaa ee Jaamacadda Plasma: https://facebook.com/plasmauniversity
Faahfaahin dheeri ah Wac: +252 619999795/0615593844 Email:[email protected] / [email protected]