Golaha Siyaasiyiinta Da'da Yar GSD

Golaha Siyaasiyiinta Da'da Yar GSD Waxaan kasaayo ma leh

15/12/2019

Recruiter
Hiring process

OGEYSIIS OGEYSIISMaanta salaada duhur kadib waxaa lecture ciwaankiisu yahay TACLIINTA ISLAAMKA DOORKA AY KULEEDAHAY  SAR...
26/05/2018

OGEYSIIS OGEYSIIS
Maanta salaada duhur kadib waxaa lecture ciwaankiisu yahay TACLIINTA ISLAAMKA DOORKA AY KULEEDAHAY SARE UQAADIDA AQOONTA SOOMAALIYA kajeedintoona Prof. Maxamed Xaaji Mukhtaar
Taariikhda: 26/ may 2018
Goobta: SIYID Hotel
Saacadu: 1:00pm duhurnimo
Hadaba kasoo qeyb gal wanaagsan dhamaan

With Ardeythy Konfurgalbeed Soomaaliya Wadaninews Kgs

Golaha sitaasiyiinta da'da year ee  soomaaliyeed waxey soodhoweynayaan sheekh Muqtaar roobow oo goordhow shirkuqabtey ma...
15/08/2017

Golaha sitaasiyiinta da'da year ee soomaaliyeed waxey soodhoweynayaan sheekh Muqtaar roobow oo goordhow shirkuqabtey magaalada Muqdisho
Waxeyna Golaha ugu baaqayaan in dowlada soomaaliyeed lasoodhoweeyo

01/08/2017

Guddoomiyaha Golaha Siyaasiyiinta Da'da-yar ee Soomaaliyeed, Guddoomiye kuxigeenada, Guddiga Fulinta & Dhamaan xubnaha Golaha waxay Hanbalyaynayaan Dhamaan Golaha Wasiiradda Koonfurgalbeed Soomaaliya gaar ahaan Maxamed Abuukar Cabdi oo noqday Wasiirka Waxbarashadda, Hiddaha & Tacliinta Sare. Wasiir Maxamed waa xubin ka trsan Golaha isla markaanna ahaa Lataliyaha Guddoomiyaha Golaha dhanka siyaasadda. Goluhu waxay u rajaynayaan wasiiradda lasoo magacaabay inay xilkooda u gudan doonaan si ku jirto Danta Dalka&Dadka

Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi raajicuun "Allah yarxamuhaa"
22/06/2017

Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi raajicuun "Allah yarxamuhaa"

22/06/2017
  waa barnaamij taxane ah oo aan ugu tala galnay in lagu wacayi geliyo Muwaadiniinta Soomaaliyeed oo tan iyo markii Dowl...
17/06/2017

waa barnaamij taxane ah oo aan ugu tala galnay in lagu wacayi geliyo Muwaadiniinta Soomaaliyeed oo tan iyo markii Dowladii dhexe meesha ka baxday horaantii 1990kii aan helin adeegyadii asaasiga u ahaa noolasha aadanaha, sidaa darteedana ka rajo dhiggay soomaaliya oo noqota Dowlad cagaheeda ku istaagta. Barnaamijka waxaan inta badan diirada kusaari doonaa kheyraadka Eebe nagu galadaystay iyo sida aan ugu faa'ideysan karno hadaan noqono muwaadiniin sax ah.

11/05/2017

Waa arin cajiib ah ma waxaan difaacnaa daalimka mise madaluumka Ayaan u hiilinaa marxuum Cabaas Siraaji kamadhiman Beel ee wuxuu kadhinta dhalinyarada Soomaaiyeed meel weliba ay joogaan
Ma waxaan dhahanaa qabqabliyaashii hubeysanaa keliya jago haloo dhiibo aawey masuuliyadii dowlada Soomaaliya dhalinta Soomaaliyeed a an kudadaalno dilka Cabaas Siraaji in oo noqodo kii ugu danbeeyey.

  Golaha Siyaasiyiinta Da'da oo ay ku tartameen laba musharax oo kala 1- Ifraax Maxamed Sabriye iyo 2- Maxamed siraaji S...
06/05/2017

Golaha Siyaasiyiinta Da'da oo ay ku tartameen laba musharax oo kala 1- Ifraax Maxamed Sabriye iyo 2- Maxamed siraaji Sheekh ayaa waxaa 31 cod ku guuleystay Maxamed Siraaji Sheekh. doorashada oo muuqaal ah waxaan goor dhow idinku soo gudbin doonaa halkaan.

Inaalaalilaah wa inaa ileyhi raajicuun Golaha Siyaasiyiinta Da'da yar  waxey utacsiyeneyaan guud ahaan shacabiga soomaal...
03/05/2017

Inaalaalilaah wa inaa ileyhi raajicuun Golaha Siyaasiyiinta Da'da yar waxey utacsiyeneyaan guud ahaan shacabiga soomaaliyeed gaar ahaan ehelkii iyo qaraabadii uu kageeriyoodey mudane cabaas Siraaji Wasiirka howlaha guud iyo guriyeynta dowlada fedralka soomaaliya oo caawa gacan ka gardarin Ku dishey magaalada mogadisho Golaha waxey xukuumada soomaaliya ugu baaqayaan in dilka Wasiirka cabaareyn kaliya lagu soo koobin we cadaalada lamariyo cidii falkaa foosha xun kadabeysay

Kukankii 2aad ee Shirwaynaha Golaha Siyaasiyiinta Da'da Yar ayaa maanta 4:00pm (galabnimo). Inta kkulanka lagu guda jira...
04/03/2017

Kukankii 2aad ee Shirwaynaha Golaha Siyaasiyiinta Da'da Yar ayaa maanta 4:00pm (galabnimo). Inta kkulanka lagu guda jiray kulanka ayaa Guddoomiyaha Guddida Doorasha Hogaanka sare waxaa uu soo jeediyay hanaanka Doorashada. Ayadoo sidoo kalena xubnaha loo qaybiyay qoraalada Shuruudaha laga rabo musharixiinta iyo Jadwalka Doorashada.

Address

21 October
Mogadishu

Telephone

+252619991981

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golaha Siyaasiyiinta Da'da Yar GSD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Golaha Siyaasiyiinta Da'da Yar GSD:

Share