Sh Abdirisak

Sh Abdirisak Inta gargaarka wayday, garabkood ayaan ahay, intuu milaygu gaabshay, gacantood ayaan ahay...

04/07/2022

😭illahay sheekha ha caafiyo. dheh diinta haddaad jeceshahay.😭.
Ila daaawo.😭

Bal arag sheekh shakiib asagoo isbitaal ku xanuunsanaya ayuu diinta illaahay faafinayaa...❤

02/11/2021

Rabbow quraanka marqaati inooga dhig.❤.
Share dheh int quraanka jecel.

😭😪Cuqubada waalidka rabbi gees ha inaga mariyo..😭😪Gabadhiuu dhalay ayaa Bananka usoo tuurtay, !!!.😭  dheh si qaraabadiis...
29/10/2021

😭😪Cuqubada waalidka rabbi gees ha inaga mariyo..😭😪
Gabadhiuu dhalay ayaa Bananka usoo tuurtay, !!!.😭
dheh si qaraabadiisu u aragto uguna gargaadho.

Aabahaan oo 85 jir ah ayaa waxaa Gurigii uu ku noolaay kasoo eryey oo Dil u geysatay Gabar uu dhalay iyo Ninkeeda .

Isagoo ilmeynaya Aabahan Wayeelka ayaa yiri Ninka Gabadheyda qabo ayaa Madaxa iiga dhuftay Bir Dhiig badan ayaa iga baxay awood aan iskaga qabto birta malahi .😭

Waxaa taas ii dheer in Gabadheyda meeahi ay iga celin laheyd ninkeeda ayaduna ay dhabarka iiga garaacday. Ul ama bud

Waxay iga soo sareen Guriga aan ku nolaa anigu waxaa ahay naafo waxaa ii dheer wayeelnimo Maanta halkaan ayey igu soo tureen 🥲

Gabadha Anaa dhalay Ayuu dhoormar kusoo cel celiyey isagoo ilinta ka socoto 😭 wuxuuna kaloo yiri dadka dariska ayaa iga dhaqay dilkii ay ii gesteen Gabdfheyda iyo ninkii Qabay

Waa xanuun iyo Murugo Aabaha oo wayeel jir dil u geeso ka dibna wadada ku soo xoor ..

Subhanalaah ....

😭gabadhan quruxda badan maxaa loodilay😭..  👮‍♂️⁉️.😭  dheh si ay caddaad u hesho, u ducee in rabbi u naxariisto.Ciidamada...
28/09/2021

😭gabadhan quruxda badan maxaa loodilay😭.. 👮‍♂️⁉️.😭
dheh si ay caddaad u hesho, u ducee in rabbi u naxariisto.

Ciidamada Ilaalada u ah Madaxweynaha Puntland ayaa toogtay gabadh dhalinyaro ah oo u socotay Magaalada Garoowe.

Marxuumad Maryan Axmed Caato Waxay Safar Ugu Socotay Garoowe Si Nabad Ah, Hase Ahaatee Kolonyo Baabuur Ah Oo Uu Watay Madaxwaynaha Puntland Ayaa Rasaas Ay ku Fureen Gaarigii Ay Saarnayd waxey sababtay Inay U Geeriyooto , Walina Madaxtooyadu k**a hadlin, Lamana Soo Qaban Askartii Falkaas Gaystay

Allaha unaxariisto marxuumadda Aamiin Aamiin

Xigasho :- Dulyar

😭hooyo😭.3 maalmood ayay foolanaysay , 80km waddo raf ah , hospitalka hortiisa ayay ku dhimatay.😭  dheh oo u ducee hooyo....
19/09/2021

😭hooyo😭.
3 maalmood ayay foolanaysay , 80km waddo raf ah , hospitalka hortiisa ayay ku dhimatay.😭

dheh oo u ducee hooyo.😭.

Halkani Waa hospitalka wardheer hortiisa, Gaadhigan Waxaa Saran Gabdh 3) habayn foolanaysey Gabdha Ayaa Laga Soo qaadey dhaqayaboor.

Dhagayaboor waxay Magaalada wardheer ujirtaa qiyaastii 80 km dhanka bari waxayna katirsantahay degmada galaadi Ee gobolka doollo.

80 km Oo wado rafa Ah ayaa lasoowadey waxaana saacado badan kadib iyadoo tacbaana lasoogaadhsiiyay hospitalka wardheer.

Sida idiin muuqata hospitalka hortiisa ayay gashey ciid darteed waxaana laga qaadey meeshii gaadhigii oo ciidii kujira.

Gabadhii way dhimatey AHU waxayna dhakhaatiirtu sheegeen in makaanku qarxay.

Yaa Qadanay Masuuliyad Dhacaddaan ?.

Maanta waaa jimcee ku salli Nabiga .Scw scw.  dheh inta nabiga jecel.
03/09/2021

Maanta waaa jimcee ku salli Nabiga .
Scw scw.
dheh inta nabiga jecel.

01/09/2021

Cod macaan iyo kitaabkii rabbi
كلام الله .❤ القرءان الكريم .
Reciting the holy qur'an.

dheh inta qur'anka jecel.

Cancer(kansar) ayaa gacanteedii qalajiyey kala gooyey,   udheh maskiinta si cancer ka loola tacaalo.Daawadiisu waa qaali...
25/08/2021

Cancer(kansar) ayaa gacanteedii qalajiyey kala gooyey, udheh maskiinta si cancer ka loola tacaalo.
Daawadiisu waa qaali iyo daryeelkuba intaa waxaa kareebay waa tabar iyo taag la aan.

Fardawsa yar isla xalay ba gacantu meeshii ay ka kala go,aysay ayay dhakhaatiirtu ka kala saareen waxbaba mayna iska haysanin wax aad u yar ayay iska haysatay deedna way ka saaren wataa gacantii gacantu way qalashay oo xanuunkaa dilooday

Xanuunka ilaa laabta ayuu joogaa qalitaano kle ayaaa u dhiman oo ah in xaga danbe laga jaro lkn maadaama awoodeedu yartahay dhiigag ayay u baahan tahay

Ma garan karro xaaladeedu sida ay noqon doonto 4 sanno ayay gacantu sidaa ahayd xanuunkii ayaa garabka shishadiisa maraya lkn ilaahay ayaynu rajo wayn ka qabnaa waynu u ducaynayna in ilaahay. Caafiyo dadaala u yaraysan mayno insha allh

Cid kasta oo aragtay gabadhan yar way ka argagaxdey sida ay xaaladeedu tahay subxaanallah

Xanuunka wali lama cadaynin inuu gaangari yahay ayaa loo malaynayaa

Fardawsa waa geesiyad farxaamad ah
Wixii xog ah halkan ayaynu kawada socon doona insha allh

25/08/2021

Ha dhaafin Nabi muxammed scw dadka wuxuu uga duwanaa ila dhagayso.
dheh inta nabiga jecel.
Rabbi nabiga maritdiisa hanagu daro.

25/08/2021

❤😪jacylka hooyo ma la ilmeysay.😪❤.
dheh haddaad hoyo jeceshay.❤Hooyo rabbi cimriga hakuu barakeeyo,
❤Hooyo haddaad dhimatay rabbi qabriga hakuu waasiciyo.
❤Hooyo abaalkaaga ma gudi karnee jannada hakugu abaal mariyo rabbi subxaanah.

80jir Hooyo❤ ah, abaal marinta qur'aanka la siiyey. Hoooyo rabbi cimriga hakuu barakeeyo.Qur'aanka   dheh rabbi marqaati...
24/08/2021

80jir Hooyo❤ ah, abaal marinta qur'aanka la siiyey.
Hoooyo rabbi cimriga hakuu barakeeyo.
Qur'aanka dheh rabbi marqaati hakaaga dhigee..

.😪😭Subxaan-allaaah 😭.Murugadii ugu xumayd abid waligeed dhakhtar ficn lama gayn😭😭.  dheh si loo caawiyo alle dartii..😭😪 ...
22/08/2021

.😪😭Subxaan-allaaah 😭.
Murugadii ugu xumayd abid waligeed dhakhtar ficn lama gayn😭😭.
dheh si loo caawiyo alle dartii..😭😪 ..
ilaa markii aan arkay sawirkan ilaa imika ilmadu igama istaagayso

Ma garan karo sida aan uso bandhigo kiis noocan wlhi waa murugo aana qiyaaasi karin in qof bini,aadam ah la noolaado xanuun noocan oo kle ah oo aan meela la gaynin sidaa uun lagu eegto

Fardawsa sheekh cali waa 13 jir uu sidaa u galay xanuunka cancerka ah kadibna aan la gaynin hospital ka baxsan ka fiiq ku yaala

Xaaladu faraha ayay kasii baxaysaa maalinba malinka ka danbeeya kiisasku waxay noqonayaan xaalad aan waxba lagaga qaban karin waad aragtaan gacanteedu sida ay tahay waxayna taalaa xarunta gobolka erer deg fiiq meel waab ah ayay ku dhex sakaraadaysaaa waxaana qabaa intayna sidan noqonin hadii dhakhtar la gayn lahaa in wax wayn laga qaban lahaa 😭😭😭

Markay xaaladu sidan noqoto wax alla wax aan kala garto ma jirto😭😭😭😭😭😭😭😭 dad nool oo intaas oo sanno intuu ilmahan sidan noqonayay aan meela gaynin maanta waaakan maxan samayna

Siman cilmi 00251929255180 jigjiga
U gargaar baahana buka

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sh Abdirisak posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category