Mohamed Abdikadir Nur - Mooshin

Mohamed Abdikadir Nur - Mooshin Deputy Commander of the General Police of Banadir Region. ๐—Ÿ๐˜. ๐—–๐—ผ๐—น. ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ๐—ก๐—ผ๐—ฟ โ€“ ๐— ๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ป
Deputy Commander, General Police โ€“ Banadir Region

Lt. Col.

Mohamed Abdikadir Nor was born on March 13, 1995, in Mogadishu, Somalia. Educated both locally and abroad, he has dedicated his career to public service, law enforcement, and national security. He has held several key leadership positions within the Somali Police Force, including:

Commander, Waaberi Police Station โ€“ Banadir Region

Commander, Western Police Division โ€“ Banadir Region

Commander, E

astern Police Division โ€“ Banadir Region

Currently, he serves as the Deputy Commander of the General Police Division โ€“ Banadir Region, playing a vital role in police administration, oversight, and improving operational efficiency across the region. Official Contacts

๐ŸŒ Website: benadir.police.gov.so

๐Ÿ“ง Email: [email protected]

๐Ÿ”ต Facebook: facebook.com/mooshinnur

๐Ÿฆ Twitter/X: x.com/mooshinnur

๐ŸŽต TikTok: tiktok.com/

๐Ÿ“ธ Instagram: instagram.com/mooshinnur

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†.Waxaan si tiiraanyo leh uga tacsiyeynayaa geerida Alle ha u naxariistee Ganacsade Maxamed Faara...
23/03/2026

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†.

Waxaan si tiiraanyo leh uga tacsiyeynayaa geerida Alle ha u naxariistee Ganacsade Maxamed Faarax Siyaad (Jiis), anigoo la qaybsanaya murugada qoyska, ehelka, asxaabta iyo guud ahaan Umadda Soomaaliyeed

Marxuumku wuxuu ka mid ahaa dadka wax ku biiriyey koboca dhaqaalaha iyo garab istaagga bulshadiisa.

Alle jannadii haka waraabiyo, samir iyo iimaan hana ka siiyo dhammaan intii uu ka baxay.

Mohamed Abdikadir Nur - Mooshin
Xafiiska Taliye Ku Xigeenka Boliiska Gobolka Banaadir

Hambalyo Ciid Mubaarak dhammaan Shacabka Soomaaliyeed, Alle ha inaga aqbalo cibaadadii hana ka dhigo Ciiddaan mid farxad...
19/03/2026

Hambalyo Ciid Mubaarak dhammaan Shacabka Soomaaliyeed, Alle ha inaga aqbalo cibaadadii hana ka dhigo Ciiddaan mid farxad, nabad iyo barwaaqo ku dheehan tahay.

Mohamed Abdikadir Nur - Mooshin
Xafiiska Taliye Ku Xigeenka Boliiska Gobolka Banaadir

Galabta waxaan ka qeyb galay madal lagu maamuusayay halganka, naf-hurka iyo guulaha Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed. Mada...
16/03/2026

Galabta waxaan ka qeyb galay madal lagu maamuusayay halganka, naf-hurka iyo guulaha Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed. Madashan waxaa lagu xusay doorka geesiyaasha naftooda u huray difaaca dalka, waxaana si gaar ah loogu duceeyay shuhadadii ku shahiiday dagaallada lagu sugayo amniga iyo xasilloonida Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa lagu bogaadiyay dadaalka iyo guulaha ay ciidamadu ka gaareen howl-gallada lagu xaqiijinayo nabadda, iyadoo lagu dhiirrigeliyay in la sii xoojiyo wadajirka, geesinimada iyo u heellanaanta waajibaadka qaran ee saaran ciidamada.

Madashu waxay ahayd mid muujisay qiimaha iyo karaamada askariga Soomaaliyeed, iyo sida ay shacabka iyo dowladda uga goโ€™an tahay garab istaagga iyo taageerada ciidamadooda.

๐™‚/๐˜ฟ๐™๐™š๐™ญ๐™š ๐™ˆ๐™ค๐™๐™–๐™ข๐™š๐™™ ๐˜ผ๐™—๐™™๐™ž๐™ ๐™–๐™™๐™ž๐™ง ๐™‰๐™ค๐™ง - ๐™ˆ๐™ค๐™ค๐™จ๐™๐™ž๐™ฃ
Taliye Ku Xigeenka Qeybta Guud Boliiska Gobolka Banaadir

ุฑู…ุถุงู† ูƒุฑูŠู… ๐ŸŒ™ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑWaxaan hambalyo u dirayaa dhammaan Umadda Muslimka ah, gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed, cu...
17/02/2026

ุฑู…ุถุงู† ูƒุฑูŠู… ๐ŸŒ™
ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan Umadda Muslimka ah, gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed, curashada Bisha barakeysan ee Ramadaan awgeed.

Waxaan Alle uga baryayaa in uu inaga aqbalo soonka iyo cibaadada, dalkeenna iyo dadkeenna ku gallado nabad iyo barwaaqo.

G/Dhexe Mohamed Abdikadir Nur - Mooshin
Xafiiska Taliye Ku Xigeenka Boliiska Gobolka Banaadir

31/12/2025
21/12/2025

Xalay, madashii xafladda soo-xiritaanka dabaal-degga 82-guuradii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, ayaa la igu guddoonsiiyey Shahaado Sharaf, taas oo ah abaal-marin lagu muujinayo shaqooyinkii iyo howlaha baaxadda lahaa ee Qaranka naloogu idmaday ee aan gudannay. Waxaan rajaynaynaa inaan dadaalkeenna sii laba-jibaari doono, annagoo u adeegayna Qaranka iyo shacabka.

Mohamed Abdikadir Nur - Mooshin

20/12/2025

Sanad Guuro Wanaagsan Dhammaan
Saaxilbada lyo Geesiyaasha Clidanka Bolliska
Soomaaliyeed Oo Maanta 82 Jirsaday.

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐๐จ๐จ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐Hambalyo Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo u dabaal dagaya sanad-guuradii 82aad. ...
20/12/2025

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐๐จ๐จ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐

Hambalyo Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo u dabaal dagaya sanad-guuradii 82aad. Waxaan bogaadinayaa geesinimada, dadaalka, iyo u heellanka sarreeyayaasha, saraakiisha, alifleyda, iyo dablayda ciidanka, kuwaas oo si hagar laโ€™aan ah ugu adeegaya amniga iyo ilaalinta sharciga shacabka Soomaaliyeed.

Waxaan u rajaynayaa in Eebbe naxariistiisa janno ka waraabiyo kuwii ku geeriyooday, kuwa ku dhaawacmayna uu siiyo caafimaad iyo soo kabasho degdeg ah.

Hambalyo mar kale Ciidanka Booliska Soomaaliyeed โ€“ dadaalkiina iyo geesinadiina waa astaan sharaf iyo kalsooni loogu qabo dalka.

๐‘ฎ/๐‘ซ๐’‰๐’†๐’™๐’† Mohamed Abdikadir Nur - Mooshin
Taliye Ku-xigeenka Qeybta Guud, Gobolka Banaadir

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa walaashey, Xildhibaan Ilham Ali Gasar, oo loo doortay inay Soomaaliya ku matasho ...
15/10/2025

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa walaashey, Xildhibaan Ilham Ali Gasar, oo loo doortay inay Soomaaliya ku matasho xubinnimada Xildhibaanada Bulshada Bariga Afrika (EALA).

Mohamed Abdikadir Nur - Mooshin

Hambalyo Maalinta Calanka Soomaaliyeed! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดMaanta oo ay tahay 12-ka October, waxaan si sharaf leh u xusayaa Maalinta Cala...
12/10/2025

Hambalyo Maalinta Calanka Soomaaliyeed! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Maanta oo ay tahay 12-ka October, waxaan si sharaf leh u xusayaa Maalinta Calanka Soomaaliyeed, oo ah maalin astaan u ah midnimada, halgankii xorriyadda, iyo sharafka qarankeena. Calankeenna buluugga ah ee xiddigta cad leh wuxuu muujinayaa nabadda, rajada, iyo isku duubnida shacbiga Soomaaliyeed.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin gaar ah u dirayaa Ciidammada Qalabka Sida ee dalka, kuwaas oo geesinimo iyo daacadnimo ku difaacaya calankeena iyo qarankeena. Intii u dhimatay Alle ha u naxariisto, kuwa difaaca u taaganna Eebbe ha guuleeyo.

Ummadda Soomaaliyeed ayaan ku boorinayaa inay ka shaqeeyaan midnimo, wadajir, iyo ilaalinta qarankeena, si calankeenna uu mar walba u ahaado astaanta sharaf, rajo iyo isku xirnaan qaran.

Ha ku faano calankaaga, ha xasuuso halgankii iyo geesinimadii jiilashii h**e, hana u midoobo midnimada Soomaaliyeed!



โ€“ Taliye Ku-Xigeenka Qeybta Guud, Boliiska Gobolka Banaadir, G/Dhexe, Mohamed Abdikadir Nur - Mooshin

๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ, ๐ŸŽ๐Ÿ— ๐€๐ฎ๐  ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“โ€œ๐’๐ก๐ข๐ซ ๐‹๐š๐ ๐ฎ ๐—๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐๐จ๐จ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ค๐š & ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐š๐š๐๐ข๐ซโ€Waxaan caawa ka qeyb galay...
09/08/2025

๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ, ๐ŸŽ๐Ÿ— ๐€๐ฎ๐  ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“

โ€œ๐’๐ก๐ข๐ซ ๐‹๐š๐ ๐ฎ ๐—๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐๐จ๐จ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ค๐š & ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐š๐š๐๐ข๐ซโ€

Waxaan caawa ka qeyb galay shir lagu xoojinayo wada shaqeynta Booliska iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Shirkan oo looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin:

โ€ข Xoojinta amniga caasimadda
โ€ข Yareynta jaamka magaalada
โ€ข Ciribtirka daroogada
โ€ข Mideynta qorshayaasha lagu xaqiijinayo xasilloonida iyo horumarka

Shirkan ayaa si guul leh noogu soo dhammaaday, waxaana shacabka Soomaaliyeed ee caasimadda ku dhaqan ka codsanaynaa inay dhammaan howlaha baaxadda leh nagu garab istaagaan.

Mohamed Abdikadir Nur - Mooshin
Taliye Ku Xigeenka Taliska Qeybta Guud Boliiska G.Banaadir

Address

Near Mogadishu Stadium, Banadir Police Headquarters
Mogadishu
BANADIRREGION

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Abdikadir Nur - Mooshin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share