Kaah Network Academy

Kaah Network Academy “Where the Engineers and future Engineers meet”

Cashar muhiima, oo ka waramaaya talabooyinka guusha lagu gaadho.    .
15/12/2025

Cashar muhiima, oo ka waramaaya talabooyinka guusha lagu gaadho.

.

17/10/2025

Internet Speed test.

10/08/2025

Airport Operations #1
Waa Casharo la xidhiidha dhanka Aiport -yada iyo Dulaadka.

06/07/2025

Boss vs Leader

New name of Academy.
20/06/2025

New name of Academy.

Shirkada Wireshark oo caan ku ah Network Security aya soo bandhigtay Shahaado caalamiya, oo aad ka helayso Wireshark Org...
07/06/2025

Shirkada Wireshark oo caan ku ah Network Security aya soo bandhigtay Shahaado caalamiya, oo aad ka helayso Wireshark Organization.
Wireshark, waxaa loo isticmalaa sidii loo qaban lahaa (Capture) xog dhexmaraysa Network Interface ka Computer, Switch, Router and Firewall ka.
Shahaadaa magaceeda waxaa la yidhaa WCA-101, Waxaad ka heli kartaa Wireshark.org.

-security
Khadar A Muse
Khadar Ahmed Muse

Waxaa discount ku jira dhamaan course ku jira Sheerxirfad.Waxaa helaysaa 40% discount. Sidaa u hesho discount kani waxaa...
05/06/2025

Waxaa discount ku jira dhamaan course ku jira Sheerxirfad.
Waxaa helaysaa 40% discount.
Sidaa u hesho discount kani waxaad isticmashaa talaabooyinkani;
1. Isdiwaan gali course ka aad rabto.
2. Add to Cart
3. Dadib isticaal Codeka .
4. Dooro Bank aad lacagta ku bixinayso.

Types of Network Switches
24/04/2025

Types of Network Switches

Waxaa diyaar Training kii qiimaha badnaa ee Comprehensive Cisco Routing Protocols Training. oo ah Cisco Routing si basic...
17/04/2025

Waxaa diyaar Training kii qiimaha badnaa ee Comprehensive Cisco Routing Protocols Training. oo ah Cisco Routing si basic ah ugu sharxayno ardayda Somaliyeed.
> > Waxaa diyaarsan manual kii oo softcopy ah, si aad markasta u dabacankarto.
> > 12 lab oo si step by steps aan u sharxayno.
> > Casharadu waa video bases, mar kasta waad dawan kartaa.
> > Training ku markuu dhamaado, waxaa helaysaa Completion Certificate.
Khadar A Muse

Comment ka 1 aad giiri si aad link u hesho.

The 80/20 Rule can applies everything.
13/03/2025

The 80/20 Rule can applies everything.

Ramadaan Kariim 1446 H
28/02/2025

Ramadaan Kariim 1446 H

Address

Mogadishu
SO

Opening Hours

Monday 07:00 - 19:00
Tuesday 07:00 - 19:00
Wednesday 07:00 - 19:00
Thursday 07:00 - 19:00
Friday 07:00 - 11:30
Saturday 07:00 - 19:00
Sunday 07:00 - 19:00

Telephone

+252684198080

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaah Network Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Kaah Network Academy:

Share