حياة إنسان / Human life

حياة إنسان / Human life دورات الكترونية , خبرات , تجارب , خواطر , مقاطع دينية , ? Waxaan ka qeyb qaadaneynaa

Dhiri-gilinta aadanaha waxasoosar kisa
fikrad iyo khibrad

عيد مبارك كل عام وانتم بخير
12/05/2021

عيد مبارك

كل عام وانتم بخير

17/04/2021

RAGGII muslimiinta Ee isku qoray TARIIKHDA

أمانينا تسبق تهانينا وفرحتنا تسبق ليالينا ومبارك الشهر علينا وعليكعسى رمضانك مبارك وكل لحظاتك تبارك وجنة الخلد داري ودار...
12/04/2021

أمانينا تسبق تهانينا وفرحتنا تسبق ليالينا ومبارك الشهر علينا وعليك

عسى رمضانك مبارك وكل لحظاتك تبارك وجنة الخلد داري ودارك والنبي جاري وجارك.

08/04/2021

Qaar ka mid ah xikmadihii

05/04/2021

Hambalyada Bisha barakeysan ee ramadaan

Waxaa jira laba qaab oo loo qaabilo nolosha waxeena kala yihiin : aqbalid iyo iska caabin/Ladagaalan. Aqbalaaddu waxay k...
05/11/2020

Waxaa jira laba qaab oo loo qaabilo nolosha waxeena kala yihiin : aqbalid iyo iska caabin/Ladagaalan.

Aqbalaaddu waxay ka dhigan tahay inaad oggolaato dhacdooyin inay hareerahaaga ka dhacaan falcelintaaduna ay tahay mid otomaatig ah oo postive ah ..😊

Dhanka iska caabinta ama loolanka nolasha , waxay ka dhigan tahay isku day joogto ah oo ku badaleyso dhacdooyinka una badaleyso doonistaada ..
😏
Abuu Amiin

04/11/2020

Wax walba way is beddeli karaan in ka yar ilbiriqsi.
Maxaa yeelay Waa doonis alle ..
Ha odhan macquul maaha Maxaa yeelay ahaaw buu adhan wuuna ahaanaya

إنما أمره إذا أراد شيئاً أن يقول له كن فيكون ..!

04/11/2020

Waxaad ii keentay timir oo (miraha laga saarin) .. *

Yaa yidhi weedhan ???

* Cumar bin Al-Khadaab waxuu arkay Abuu Bakar oo u baxay banaanka Madiina salaadii fajarka ka dib, wuxuu galay guri yar saacado badan, ka dibna wuxuu aaday gurigiisa .. *

* Camarna wuu ogaa wax kasta oo Abuubakar Al-Siddiiq sameynayay marka laga reebo sirta gurigan ..! *

* Maalmo ayaa ka soo wareegatay walina abuu bakar waxuu booqanaya gurigii.
Cumar wali ma uusan ogeyn waxa uu saaxiibkiis ka sameynayo gudaha guraga , sidaa darteed Cumar wuxuu go’aansaday inuu guriga galo Si uu indhihiisa ugu arko waxa gudaha ka jira, una ogaado waxa saaxiibkii ka sameeyo salaadda subax ka dib .. *

* Markii Cumar galay aqalkan yar *
* Wuxuu arkay islaan duq ah oo aan dhaqaaqi karin oo aan cidna haysan; hadana indha la,a wax kale wuu ka waayay cumar*
*Cumar wuxuu layaabay wuxuu arkay ?? !! *
*Wuxuu isweydiiyay xariirka ka la dhaxeeyo duqdaan indhoolaha ah?! *
* Odaygii baa la waydiiyey
Ninkan muxuu sameeyaa? *
* (Micnaha Abu Bakar Al-Siddiiq) *
* Markaasay islaantii duqda ahayd ku ​​jawaabtay oo tidhi
* Ninkani wuxuu yimaadaa subax kasta wuxuuna ii nadiifiyaauu carfiyaa guriga *
Kadibna cuntada uu ii diyaariyaa *
*kadibna wuu iska tagaa isagoo xitaa isoo ilahadlin ! *

* Markuu Abuu Bakar dhintay, Cumar wuxuu bartii ka sii waday daryeelka odayga indhoolaha ah *
* Waxay ku tiri: Saaxiibkaa ma dhintay?! *
* Wuxuu yiri: Maxaad ku garatay? *
* Waxay tiri: Waxaad ii keentay timir oo (mirta laga saarin) .. *

* Cumar bin Al-Khadaab wuu jilbajabsaday indhihiisana waxaa ka buuxsamay ilmo wuxuuna yiri weedha caan ka noqotay
* "waa daalisay khulafada kaa danbeeso abuubakaroow."

صباح الخير. .🌷  "نناارك بالصمتِ أفضل من إنحدارك بالردِ"                         subax wanaagsan . .🌷  "Waxaa ka wanaagsa...
25/10/2020

صباح الخير. .🌷

"نناارك بالصمتِ أفضل من إنحدارك بالردِ"

subax wanaagsan . .🌷

"Waxaa ka wanaagsan inaad guuleysato adigoo aamusnaan intii aad dib ugu noqon laheyd jawaabta."

Good morning ..🌷

"Better to be victorious in silence than by falling back in response."

لا تنحني لتلقط ما سقط من حياتك لأنك اا انحنيت يسقط الأكثر .. أكمل طريقك وستقابل الأفضل 👌Ha u foorarsan inaad soo qaadati...
24/10/2020

لا تنحني لتلقط ما سقط من حياتك لأنك اا انحنيت يسقط الأكثر .. أكمل طريقك وستقابل الأفضل 👌

Ha u foorarsan inaad soo qaadatid waxa noloshaada ka dhacay, maxaa yeelay haddii aad foorarsato, inbadan baa dhici doona ... Jidkaaga u sii soco oo waxaad la kulmi doontaa kuwa ugu fiican 👌

Do not bend over to pick up what has fallen from your life, because if you bend, more will fall ... Continue your way and you will meet the best 👌

23/10/2020

Ha ku xagan diid madaada dadka , diid sheyga laakiin si asturan oo qofka hortaada jooga dhaawaceenin , waxaa la gayaaba inaad weydo qof sababta aad wax udiiday maaha laakiin qaabka aad udhigtay hadalka / usluubka hadalkaada , caqli yeelo 💖 💭

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 00:00 - 18:00
Wednesday 00:00 - 18:00
Friday 12:00 - 21:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when حياة إنسان / Human life posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category