Nootaayo Al-Taqwa

Nootaayo Al-Taqwa Kusoo dhawaada Nootayada Al-taqwa, Waxaa naga heli kartaan Adeegyada soo socda:-

1.

Kala wareejinta hantida guurtada iyo maguurtada sida Guryaha, Dhulalka, Beeraha, Baabuurta iyo waxii la mid ah.

24/01/2022
10/12/2021

Asc Jimce wanagsan Dhamman asxaabta ku xiran bogga Nootaayo Al-Tawqa, waxaan idinkaga mahad naqeynaa ku xirnaantiina boggan, talooyinka iyo garab istaagiina.
Nootaayo Al-Tawqa waxa ay idinkugu bishaareynaysaa Adeeg hufan iyo qiimo macquul ah oo ku raali gelin doono inshaa Allah.
Wada shaqeyn wacan

12/11/2021

Asc Jimce wanaagsan dhammaan asxaabta ku xiran Page ka Nootaayada Al-Taqwa

Kusoo dhawaada Nootaayo Al-taqwa.Waxaa idiin sameen doonaa qiima dhimis macquul, si gaar ah macaamiisha bishaan nala soo...
08/11/2021

Kusoo dhawaada Nootaayo Al-taqwa.
Waxaa idiin sameen doonaa qiima dhimis macquul, si gaar ah macaamiisha bishaan nala soo xariira.
Waa mahadsan tihiin dhamaan Macaashiisha sharafta leh.

Asc dhaman ummadda soomaaliyeed, Salaan ka dib Mahad Dhamaanteed ALLAH ayay u sugnaatay, intaas ka dib waxaan rabaa in a...
01/11/2021

Asc dhaman ummadda soomaaliyeed, Salaan ka dib Mahad Dhamaanteed ALLAH ayay u sugnaatay, intaas ka dib waxaan rabaa in an idin ogeysiiyo in an ka furey magaalada muqdisho, Maalintii ay Taariikhu aheyd 03/10/2021, Xafiis Nootaayo oo lagu magacaabo AL-Taqwa, Gaar ahaan degmada Hoolwadaag ee suuqa bakaaraha, inta u dhaxeyso shirkada isgaarsiinta hormuud iyo shirkadda isgaarsiinta Somtel, Agagaarka Safa Group, oo loo yaqaan S Company, Gaar ahaan Daarta Cabdi-dheere, Waxana idinku so dhoweyn doonaa Gacamo furan insha ALLAH.

Address

Wadada H/wadaag Suuqa Bakaaraha
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:30 - 17:00
Tuesday 06:30 - 17:00
Wednesday 06:30 - 17:00
Thursday 06:30 - 17:00
Saturday 06:30 - 17:00
Sunday 06:30 - 17:00

Telephone

+252612716767

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nootaayo Al-Taqwa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Nootaayo Al-Taqwa:

Share

Category