Cornel Osman Mohamed Muhamud Hadole

Cornel Osman Mohamed Muhamud Hadole Political

"Nin dhiiran Libtaa usoo dhakhsata"    Suuban   Lagu Soo Hirto
18/10/2025

"Nin dhiiran Libtaa usoo dhakhsata"


Suuban
Lagu Soo Hirto

18/10/2025

“Nin dhiiran Libtaa usoo dhakhsata”


Hogaan Suuban
Lagu Soo Hirto

Hambalyo Amb Mohamed Ali Nur  (Americo) Maareeyaha Dekeda Muqdisho, allaha kula garab-galo  mas'uuliyadda adag ee laguu ...
18/08/2025

Hambalyo Amb Mohamed Ali Nur (Americo) Maareeyaha Dekeda Muqdisho, allaha kula garab-galo mas'uuliyadda adag ee laguu idmaday

Qaran dhis iyo Qaraaba Salaan.Hassan Ali Khaire
22/05/2025

Qaran dhis iyo Qaraaba Salaan.

Hassan Ali Khaire

05/05/2025

“Fallaar Gilgilasho kaama harto”

17/04/2025

Geeshkayaga guulahooda waa mid aan ku diirsano waana geesiyaal soomajeestayaal ah lkn farqiga waa hogaanka!

12/04/2025
‎( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ) ‎ Waxaan tacai udirayaa qoyska iyo qaraabada uu ka baxar ganacsade walaa...
12/01/2025

‎( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ)

Waxaan tacai udirayaa qoyska iyo qaraabada uu ka baxar ganacsade walaalkay Xasan Sankaay Cali oo gacan ka xaqdaran ku dishay duleedka Magaalada Muqdisho.

Waxaan laamaha amaanka ka dalbanayaa in an cadaalada la horkeeno arxan laawayaasha dilka geestay.

Alle ayaa naxariistii JANNO uga baryayaa.

Inta aadan falin ka fiirso
27/11/2024

Inta aadan falin ka fiirso

22/05/2024

Rati-weyne

Waxaa sharaf weyn ii ah in aan qeyb ka ahaado wafdiga Madaxweyne Ali Gudlawe Hussein si aan marqaati uga ahaano xarig ja...
23/04/2024

Waxaa sharaf weyn ii ah in aan qeyb ka ahaado wafdiga Madaxweyne Ali Gudlawe Hussein si aan marqaati uga ahaano xarig jarka garoonka Dr Ayuub jeenyo ee Degmada Balcad oo ay iska kaashadeen Maamulka Degmada Balcad iyo dadka deegaanka oo lagu tilmaamo bah Sports.

Waxaan u rajeenayaa hormar intaan ka ballaaran insha Allah

إِنَّ الْعَهْدَ كَانَ مَسْئُولًا
30/03/2024

إِنَّ الْعَهْدَ كَانَ مَسْئُولًا

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cornel Osman Mohamed Muhamud Hadole posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share