Dugsiga Kalmas

Dugsiga Kalmas Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga Kalmas, Public School, Mogadishu.

Madaxa Waxbarashada Dugsiga Sare Ee Kalmas Ahn Guddoomiyihii h**e ee Dugsiga  Macalin shujaac bulshaawi oo kahambalyeyay...
26/06/2022

Madaxa Waxbarashada Dugsiga Sare Ee Kalmas Ahn Guddoomiyihii h**e ee Dugsiga Macalin shujaac bulshaawi oo kahambalyeyay Munaasabadda Maalinka Xuriyadda Gobolada Waqooyi Soomaaliya

Hambalyo  ciid wanaagsan dhammaan umadda soomaaliyeed Meelkasta aad joogtaan
02/05/2022

Hambalyo ciid wanaagsan dhammaan umadda soomaaliyeed Meelkasta aad joogtaan

14/04/2022

Physical Two

14/04/2022

Goobta Tartanka Physical One

Guddoomiyaha Guud ee Dugsiga KALMAS Ustaad Cabdifataax Thaabit  Oo Maanta Lagu Casuumay munaasabad lagu soo Gaba gabeyna...
14/04/2022

Guddoomiyaha Guud ee Dugsiga KALMAS Ustaad Cabdifataax Thaabit Oo Maanta Lagu Casuumay munaasabad lagu soo Gaba gabeynayo Tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan Ee lagu Qabtay Dugsiga DALSAN ACADEMY Casuumaddaa ayaa kueehlinayey Gudoomiyaha Dugsiga ALEDA ustaad shujaac Bulshaawi

Wabillabi Towfiiq

Gudoomiyaha Dugsiga Kalmas Mudane Macalin Cabdi fataax Thaabit Oo kahamabalyeeyay Bilashada Bisha Rmadaan Gaar ahaan 10k...
14/04/2022

Gudoomiyaha Dugsiga Kalmas Mudane Macalin Cabdi fataax Thaabit Oo kahamabalyeeyay Bilashada Bisha Rmadaan Gaar ahaan 10ka dhexe Bisha Ramadaan

11/02/2022

Soodhaweyntii Gudoomiyaha Guud Ee KEDA Ustaad shujaac Bulshaawi iyo Waliba Madaxa Maaliyadda Dugsiga KEDA Ustaad Abshir Cabdullhi shuute

Madaxa Maaliyadda Dugsiga KEDA  Ustaad Abshir Cabdullhi shuute ayaa kuwehliyay Safarkani Maamulaha Dugsiga KEDA Ustaad s...
11/02/2022

Madaxa Maaliyadda Dugsiga KEDA Ustaad Abshir Cabdullhi shuute ayaa kuwehliyay Safarkani Maamulaha Dugsiga KEDA Ustaad shujaac Bulshaawi
Oo halkaasi labadoodaba siwacan Loogu soo dhaweeyay

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Kalmas posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category