𝐒𝐓𝐀𝐑.πŒπ„πƒπˆπ€

𝐒𝐓𝐀𝐑.πŒπ„πƒπˆπ€ WELCOME WAXAN SI NAXARIS LEH KAGA CODSANAYA INA FOLLOW NASODHEHDID MAHADSANIDοΏ½οΏ½

Agoomadan waxey codsanayaan Dhar Ciid. Wixii aad heli karto ugu dir telka boorka ugu qoran. Jazaakallah.
08/04/2023

Agoomadan waxey codsanayaan Dhar Ciid. Wixii aad heli karto ugu dir telka boorka ugu qoran.

Jazaakallah.

Maal aduun ilaahay hakusiiyo hadaad sooqorta ((scw scw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scw)xabiibkeena muxamed❀❀❀
04/06/2022

Maal aduun ilaahay hakusiiyo hadaad sooqorta ((scw scw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scw)xabiibkeena muxamed❀❀❀

03/06/2022

Ma aqaan waxaan muqalkaan ku dul qoro ee hadaad awoodo share dheh oo sii faafi | waa maamadii diirka dhirta oo la tumey biyo kulul ku darsatey ka dibna cabtey si gaajada iyo haraad aysan u dareemin.

02/06/2022

White Girlfriend Prank On Somali Mom! (GONEWRONG)😱😱

Hooyo mcn adigoo ujedo maa love ka ladhaafeysaa❀️❀️plz walal like pageka isar mahadsanid
01/06/2022

Hooyo mcn adigoo ujedo maa love ka ladhaafeysaa❀️❀️

plz walal like pageka isar mahadsanid

30/05/2022

ASBUUCII UGU QOSOLKA BADANAA BARNAAMIJKA ARAGTIDA DADWAYNAHA TALIYAHA SHIBIS OO LOO DAATAY

Quruxda casimada muqdisho oo horumar buuxa sameynaysa ayado caqabado bdn ku koraysa Wa casimad dhibkeda aanu hoos u dhig...
30/05/2022

Quruxda casimada muqdisho oo horumar buuxa sameynaysa ayado caqabado bdn ku koraysa

Wa casimad dhibkeda aanu hoos u dhigin ee horay usocod la taaban karo sameynaysa

Allow barakey xamar

Waa isgoyska taleex supermarket-ka xayaad market
Wa suqa ugu wayn casimada waxa uu ka qayb qadana horumarka iyo bilicda dalka

Agaasimaha cusub ee hey’adda Nabadsugida ee Nisa Mahad Salaad ayaa doonaya inuu dhowaan ku dhawaaqo inuu magaco ka badal...
30/05/2022

Agaasimaha cusub ee hey’adda Nabadsugida ee Nisa Mahad Salaad ayaa doonaya inuu dhowaan ku dhawaaqo inuu magaco ka badalo Nisa.

Wuxuu u badali doonaa Fisa.

Dhaqankan sooma aheyn kii Farmaajo lagu colaadin jiray ee loogu tilmaami jiray Kaligii Taliye fool xun ?CBB cusub idinka...
29/05/2022

Dhaqankan sooma aheyn kii Farmaajo lagu colaadin jiray ee loogu tilmaami jiray Kaligii Taliye fool xun ?

CBB cusub idinkana dhaqankan maxaad ku difaaceesin oo aad diyaarsateen?

Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa Toogtay Hussein Abukar Nur oo ahaa ilaalada qaaska ah ee Gudoomiyaha gobalka Ba...
28/05/2022

Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa Toogtay Hussein Abukar Nur oo ahaa ilaalada qaaska ah ee Gudoomiyaha gobalka Banaadir.

Askariga dilka geestay ayaa baxsaday kadib markii uu dilay Hussein sida aan ka soo xigtay dad ka ag dhawaa goobtan.

28/05/2022

Xaqiiqo Bani'aadamka Allah K**a Maarmo ᴴᴰ┇Sheekh Xuseen Cali Jabuuti 2022

Maanta waa Maalin weyn. Waa maalin Aduunka oo dhan hal meel isha uu ku wada haayo. Waa Dhankaas iyo magaalada Paris. Waa...
28/05/2022

Maanta waa Maalin weyn. Waa maalin Aduunka oo dhan hal meel isha uu ku wada haayo. Waa Dhankaas iyo magaalada Paris.

Waa Finaalka Champions League. Waa Real Madrid Vs Liverpoool, 2018 wixii dhacay wax ka duwan ayaa maanta dhici doona.

Waa AARGUDASHO. Koobkan wuxuu u egyahay mid laga soo dajin doono England. Durba waa diyaargaroownay

Address

Mogadishu

Telephone

+252610663390

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 𝐒𝐓𝐀𝐑.πŒπ„πƒπˆπ€ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to 𝐒𝐓𝐀𝐑.πŒπ„πƒπˆπ€:

Share