30/11/2022
Waxaa maalintii shaley 29/Nov/2022
inoo qabsoontay doorashadii midowga ardayda iskuulka ee sanad dugsiyeedkan 2022-2023.
Gadoomiyaha midowga ardayda iskuula waxaa ku tartamayay seddax arday oo kala ah:
1. Nor Sheikh Aamin
2. Abdiqaadir Mohamed
3. Siidow Aadam
Waxaana ku guuleystay .
Godoomiya kuxigeenka midowga ardayda iskuulkana waxa ku tartamay afar arday oo kala ah:
1. Salad Warsame.
2. Abdi Mohamed
3. Abdi Samow iyo
4. Mohamed Omar
Waxaana kusoo baxay
Gadoomiyaha maaliyda midowga ardayda iskuulka Waxaa ku tartamayay 5 Arday oo gabdho ah
waxayna kala ahaayeen:
1. Ibraahim Osamn
2. Abas Hassan
3. Mohamed Yerrow
4. Abdi Mohamed iyo
5. Mohamed Ibrahim
Waxaana ku guuleystay
Xilka kale ee loo tartamayay wuxuu ahaa
ardayda ee gelinka dambe, xilkaasna waxaa isu soo taagay seddax arday oo kala ah:
1. Abdullahi Nunow
2. Nor Abdulkadir iyo
3. Ibrahim Mohamed
Waxaana xilkaasi ku guuleystay
.
Sidoo kale gudiga kasoo shaqeeyey iney qabsoonto dorashada midowga ardayda iskuulka Ayuub Sheikh Adbaan uga Mahad celinayaa sida quruxda badan ay uga helan yihiin H**e,marinta iskuulka iyo kashaqeyida isku xirka ardeyda
kale waxaa Marti inoo ahaa
Gadoomiyaha
Gadoomiyaha
Sidoo kale waxaa goob joog ahaa Gadoomiyii H**e ee midowga ardayda iskuulka Ayuub Sheikh
Waxaan Hambaliyo u diraya gadoomiyaha cusub sandkan 2022_2023
dhamaan ardayda ku guulaystay xilalka kala duwan ee midowga ardayda iskuulka, waxaan Alle idin weydiinayna inuu xilkiin Rabi idin fududeeyo.